Day: November 2, 2022

Home » Archives for November 2, 2022
Post

QM oo canbaareysay qaraxyadii ay ku dhinteen ku dhowaad 125 qof ee Soobe

Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa waxay si adag u cambaareeyeen falkii ay Al-Shabaab ka geysatay magaalada Muqdisho, 29-kii Oktoobar 2022, kaas oo ay ku dhinteen ku dhawaad 100 qof, in ka badan 300 oo kalena ay ku dhaawacmeen. Waxa ay sheegeen in ay aad uga xun yihiin, isla markaana ay tacsi u direen ehelada dadkii ku dhintay, shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo u rajeeyay caafimaad deg deg ah kuwii ku dhaawacmay