Dagaallo aad u qaraar oo udheexo beelo walaalo ah ayaa saakay illaa galabta ka dhacay deegaano hoostaga degmada cadalle gobalka shabellaha dhexe.
Day: November 11, 2022
MUQDISHO : Imamkii Masjidka Dabaqeynka ee degmada Dharkeenlay oo lagu toogtay degmadaas.
Ilaa iyo hadda lama oga sababaha dilka ka danbeysa dilka imaankan oo aad loogu - yaqaanay...
Odowa oo amar ku bixiyay in ciidanka DF & kuwa deegaanka ay baneeyaan “Jiidda” dagaalka.
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen Odowaa Yuusuf Raagge ayaa lagu soo waramayaa inuu amray ...
Baaq laga soo saaray dagaal beeleed ka socda Sh. Dhexe.
Madaxweynaha ayaa xusay in ayaan darro wayn ay tahay in waqtigaan la joogo ...
Galmudug ” Kooxda Al- Shabaab gabi- ahaan waa laga sifeeyay Wabxo”
howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah Maalmihii lasoo dhaaafay ...
XOG : Waa sidee caawa xaaladda magaalada Muqdisho , maxase ka socda ?
Waddooyinka muhiim ah ee caasimadda qaarkooda ayaa caawa la geeyay...
Xil. Daahir Jeesow “Dagaalka Hiiraan seddax bil ayaa lagu soo afjarayaa “
Daahir Jeesow waxa uu sheegay in qorshaha dagaal ee Hiiraan ay ahaydba in la soo afjaro..
Muxuu ka dhigan-yahay socdaalka Mahad Salaad ee Itoobiya ?
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Ethiopia (NISS) ..
MD Xasan Sheek Muxuu kala hadlay ciidanka Cirka ee Asmara lagu tababaray ?
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan dufcada koowaad ee ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Cirka
Dowladda oo soo saartay digniin amni ,& Hotelo la sheegay in la beegsanayo.
Si gaar ah Dowladra waxa ay sheegtay in suurtagal ay tahay in weeraro ay ka dhacaan Hoteeladda iyo Maqaayadaha..