Day: November 17, 2022

Home » Archives for November 17, 2022
Post

Kulanka Qaran ee Xiriirka Dowladaha Hoose oo Maanta Lagu Daahfuray Muqdisho.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta ayaa maanta daahfurtay kulanka qaran ee xiriirka dowladaha hoose, iyada oo xoogga lagu saaray arrimaha hortabinta u leh dhismaha dowladaha hoose, caqabadaha heysta, baahinta maamullada ee dhisidda goleyaasha deegaan ee dowlad goboleedyada iyo arrimo kale. Kulanka oo ay kasoo qeyb galeen wasiirka arrimaha...

Post

DF oo joojisay dhoofinta shaqaale Soomaaliyeed

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay go’aan ay ku joojineyso in Shaqaale ama xoogsato Soomaaliyeed la qori karo ama dalka dibadiisa loo dhoofin karo si uu u Shaqeysto, sidoo kalena baabi’isay ruqsadihii iyo shatiyadii hore ee Wasaaradda Shaqada siisay Shirkadaha adeegga shaqosiinta dibedda

Post

Jubbaland oo dil ku fulisay laba qof oo hore dil u gaystay.

Kismaayo ( Raxanreeb ) Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa xukun dil ah ku fulisay labo dambiile oo hore si ula kac u gaystay dil. Gacan ku dhiigle Yuusuf Cabdille Ismaaciil oo hore dil ugu gaystay marxuum Cabdicasiis Axmed Iimaan iyo gacan ku dhiigle Cabdi Xasan Isaaq oo oo hore si bareer ah u...