Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xilalka u kala wareejiyay Guddoomiye ku-xigeennada cusub ee maamulka gobolka Banaadir iyo Xoghayaha guud ee maamulka gobolka.
Day: November 26, 2022
Ciidamada DF iyo malleeshiyaadka Macawisley ayaa Al-Shabaab kala wareegay deegaano cusub
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa Al-shabaab kala wareegay deegaanka Ceel-dheere Buraale oo hoostaga degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha dhxe oo fariisinka Al-shabaab ay ku leeyihiin gobolka oo ay ku sugnaayeen dhowr iyo tobankii sano ee lasoo dhaafay.
Maamulka Puntland oo ansaxiyay miisaaniyadda sannadka 2023
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 14-aad ee Kal-fadhiga 51-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.
Gabar Soomaali ah oo lagu af-duubtay Koonfur Afrika
Gabar yar oo Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in laga afduubtay goob ganacsi oo ku taalla deegaanka Delft oo ka tirsan magaalada Cape Town ee xarunta gobolka Western Cape
Sawirro: Xasan Sheekh oo dhagax dhigay garoon cusub oo laga dhisayo Cadalle
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka HirShabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha ee degmada Cadale
DF oo faah faahin ka bixisay qabashada Ceel dheere
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dishay ku dhawaad 100 oo ruux oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ka dib howlgal qorsheysan oo ciidanka dowladda Soomaaliya ay ka fuliyeen degaanka lagu magacaabo Ceeldheere.
Madaxweyne ku xigeenka Malawi ayaa xabsiga loo taxaabay sababo la xiriira musuq-maasuq
Saulos Klaus Chilima, Madaxweyne ku xigeenka Malawi ayaa xabsiga la geeyay kaddib markii lasoo gabagabeeyay baaris ku saabsan eedeyn loo jeediyay oo ah in uu musuq-maasuq uu sameeyay sida uu sheegay xafiiska la dagaalanka Musuqa ee waddankaas
Booliska Somaliland oo gacanta ku dhigay nin dil geystay
Ciidanka booliska ayaa war kasoo saaray dil ka dhacay magaalada Hargeysa , ciidanka booliska ayaa sidoo kale sheegay in ay gacana kusoo dhigeen eedeysanihii ka dambeeyay dilka
Cali Jeyte: ma dhimanaayo inta uu noolyahay qof Shabaab ah
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo safar ku tegay deegaanka Tardo ee koonfurta gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanadii laga xoreeyey Al-Shabaab ayaa dowlad goboleedyada weydiiyey su’aal ah “War ma Shabaab-kaa iska iimaansateen