Day: December 2, 2022

Home » Archives for December 2, 2022
Sarkaal ka tirsan maamulka Hirshabeelle oo isku day dil ka badbaaday.
Post

Sarkaal ka tirsan maamulka Hirshabeelle oo isku day dil ka badbaaday.

Muqdisho (Raxanreeb ) Koox  la rumaysan yahay in ay ka tirsan yihiin maleeshiyaadka Al- Shabaab ayaa weerar ku qaaday  sarkaal ka tirsan Wasaarada Arimaha Gudaha ee Dawlad Gobaleedka Hirshabeelle Weerarkan oo ahaa isku day dil oo la doonayay in sarkaalkan oo magaciisa  lagu  Xuseen Shire Jimcaale ka dhacay Degmada Dharkenley ee Magaalada Mogadisho . Maleeshiyo ...