Dhuusmareeb ( Raxanreeb ) Dowladdda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah ciidamo aad u fara badan u daabashay deegaano ka mid ah Galmudug. Ciidanka ayaa ujeedkooda lagu sheegay in ay tahay in gacan ay ka gaystaan dagaalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab ee ka socda deegaano ka tirsan gobolada galgaduud iyo Mudug. Saraakiil...
Day: December 3, 2022
Dowladda Federaalka oo shaacisay degaano cusub oo lagala wareegay -kooxda Al-Shabaab.
Jowhar ( Raxanreeb ) Ciidamada xoogga dalka iyo dadka deegaanka oo iskaashanaya ayaa maanta kooxda Al- Shabaab kala wareegay deegaanada Guulane, Xarka dheere iyo Daaru salaam oo dhammaan ka tirsan Gobolka Shabeellada dhexe Afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga General Cabdullaahi Cali Caanood oo goordhow La hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in hadda ciidanku ku sii siqayo degmadii ugu...
Galmudug ” Waa ficil guracan afduubka lagula kacay xubno ka tirsan Wasaaradda arrimaha gudaha “
Dhuusmareeb ( Raxanreeb ) Dowlada Galmudug waxay cambaaraynaysaa dhacdadii Af-duubka ahayd ee aaga Degmada Caabud Waaq loogu gaystay shaqaale ka tirsan wasaarada arrimaha Gudaha Galmudug Dec. 2, 2022. Falalka af-duubku waa fal dambiyeed kasoo horjeeda dhamaan sharciga iyo nidaamka. Dowlada Waxay u mahadcelinaysaa Suldan Ahmed Garbacune iyo Odayashii uu hogaaminayay iyo masuliyiintii ku weheliysay dadaalka...
Haddii xubnaha mucaaradka ku ah Laftagareen ay dagi lahaayeen Baydhabo maxaa ka dhici lahaa magaalada ?
Baydhabo ( Raxanreeb ) Magaalada Baydhabo ee – gobolka Baay , waxaa ka taagan muran la xiriira in la qabto doorashada maamulka koonfur galbeed oo waqtiga laftagareen ay ka harsan tahay maalmo kooban. Arintan waxa ay salka ku haysaa hubanti la’ aanta laga qabo xilligan in doorashada koonfur Galbeed waqtigii loogu tala- galay ay dhaafto...
WARBIXIN : Dayaca amniga caasimadda & Dooda ay qabaan xildhibaanada BJF.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la daala- dhacaysa amaanka caasimada , taas oo xitaa xildhibaanada Barlamaanka ku riixday in mooshin ay ka keenaan. Xildhibaanada qaar oo maanta Sabti ah ka hadlay xarunta Golaha shacabka isla markaana mooshin ka keenay amniga caasimadda ayaa dalbaday in Hoggaanka Hay’ daha amniga la hor keeno Golaha...
Diyaarado dagaal oo ka degay Cadale Sh.Dhexe & Ujeedka halkaas u gaareen.
Jowhar ( Raxanreeb ) Laba diyaarad oo kuwa Dagaalka ah ayaa ku degay Duleedka Degmada cadale ee Sh/dhaxe. Diyaaradahan ayaa lagu soo waramayaa in ujeedkooda uu yahay ka qayb galka dagaalka Dowladda Federaalka ay kula jirto kooxda Al- Shabaab. Saraakiil ka tirsan Dowladda oo aan arintan kala xiriirnay ayaa ka kaabsaday in wax faahfaahin ah...
Buuq ka dhashay wax ka bedelka dooda Golaha Shacabka.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Xildhibaanno gaaraya 22 xildhibaan ayaa soo jeedin wax looga beddelayo ajandaha maanta u gudbiyay guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka soomaaliya. Soo jeedinta ayaa sheegaysa in laga hadlo amniga dalka iyo xasaanadda xildhibaannada sida lagu qoray soo jeedinta. Mooshinka amniga dalka looga hadlayo waa ay meel mariyeen xildhibaannada dooddiisa ayayna bilaabayaan daqiiqadaha...
Maxay tahay af-duubka ka dhacay Galmudug
Maamulka Galmudug ayaa war kasoo saartay shaqaalle ka tirsanaa Wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug oo lagu afduubtay magaalada Caabudwaaq.
Iska hor imaad ka dhacay degmada Aadan- Yabaal & xaalada oo degan.
Aadan- Yabaal ( Raxanreeb ) Ciidamada dowladda oo saaka dagaal laba geesood ah ku qaaday degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/dhexe. Khasaare isugu jira dhimasho & dhaawac ayaa ka dhashay weerarkan oo muddo saacada ah socday. Saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa sheegay in dagaalkaas ay ku dileen xubno ka tirsan kooxda Al- Shabaab. DHANKA...
Shirka Warbaahinta istaraatijiyadda oo ka billowday Istanbul
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Daud Aweys Jaamac, ayaa maanta magaalada Istanbul kaga qeybgaley Shirka Istaraatiijiyadda Warbaahinta Caalamiga, xilli dunida ay ka jiraan caqabado iyo xasarado kala duwan oo u baahan in lagu dabaqo siyaasad cusub oo dib loogu qaabeynayo isbaddellada socda.