Adis Ababa ( Raxanreeb ) Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Wafdigiisa Addis Ababa ku sugan ayaa maanta kulan la qaatay Taliyaha ciidanka milatariga dalka Ethiopia, waxayna ka wada hadleen arrimaha la dagaalanka As iyo sida labada dal ay isaga kaasha karaan dagaalka argagixisada. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa tilmaamay in...
Day: December 7, 2022
Caqabadaha, fursadaha iyo casharadii laga baraty Dagaalka socda.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Marka uu Duuliyahu diyaaradda uu dhabaha (runway-ga) soo dhigo si ay uduusho, kadibna uu taabto dhammaan amarada (commands) loo baahanyahay si ay u sara kacdo; Xal kale uma furna duuliyaha aan ka ahayn in diyaaraddaas ay kacdo, hadii kale qasaaro nafeed iyo mid dhaqaale ayaa halkaas ka dhici doona. Sida aan...
Dimoqraadiga oo helay aqlabiyadda tooska ah ee Senate-ka Mareykanka
Senator Raphael Warnock oo ka tirsan Xisbiga Dimoqraadiga ayaa ka adkaaday Herschel Walker oo Jamhuuri ah, doorashadii ku celiska aheyd ee kursi ka mid ah Aqalka Senate-ka Mareykanka oo Talaadadii ka dhacday gobolka Georgia.
MD Xasan Sheekh oo Jabuuti kula kulmay dhigiisa dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle.
Jabuuti ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaasi kula kulmay dhiggiisa Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la wadaagay dhiggiisa Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle guulaha ay...
Ma dhab baa kulanka Jabuuti ?
Jabtuuti ( Raxanreeb ) ๐๐๐ฑ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฌ๐ข ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐๐ง ๐ฎ๐ ๐ ๐ก๐๐๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ๐ ๐ข๐ฌ ๐๐ซ๐๐ ๐ ๐ ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐ ๐ ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐ก. ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ ๐๐ข๐ข๐ฑ๐ข ๐๐๐๐๐ข, ๐ข๐ฒ๐๐๐จ๐จ ๐ฅ๐๐๐๐๐ ๐ฆ๐๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐๐ ๐๐ฒ ๐ก๐๐๐ญ๐๐ง ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ง ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ญ๐ข. ๐๐ฅ๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐๐๐๐ ๐ฆ๐ ๐ฃ๐ข๐ซ๐ญ๐จ ๐ก๐๐๐๐ฅ ๐ซ๐๐ฌ๐ฆ๐ข.๐๐ก ๐จ๐จ ๐ช๐๐๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐๐๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐๐๐ฌ๐ข ๐ค๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐๐ฑ๐๐ฒ, ๐๐๐ฅ๐ฌ๐ ๐ฐ๐๐ซ๐๐ซ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ฒ๐ ๐ข๐ง ๐๐ก๐๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐ซ๐ข ๐๐ก ๐๐ฒ...
Dhimasho & dhaawac ka dhashay shilgaari oo ka dhacay Burtile.
Burtinle (Raxanreeb ) Shilgaari oo khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac gaystay ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay deegaano ka mid ah Puntland. Halka lagu magacaabo Farjano ayaa la sheegayaa in Labo qof ay ku dhimatay halka labo kala na ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay agagaar ka deeganka degmada Buurtinle ee...
Dowladda Itoobiya oo ciidamo u daadguraynayso gobolka Oramia
Dowladda Ttoobiya ayaa ciidamo federaal ah gaysay mar kale gobolka Oromada oo ay ku soo noqnoqdeen weerarrada kooxaha hubeysan. Maleeshiyada Axmaarada ayaa lagu eedeeyay weeraradii ugu dambeeyay ee galaaftay nolosha tobanaan kun oo qof halka kumanaan kalena ay ku barakaceen magaalooyinka Anger Gute iyo Kiramu ee ku yaala bariga xuduudka gobolka Axmaarada.
Qorshe isku day afgamdi oo ka dhacay dalka Germany
Ku dhawaad 25 qof ayaa loo xiray howlgallo ka dhacay guud ahaan dalka Jarmalka, kuwaas oo looga shakisan yahay in ay qorsheynayeen in ay afgambiyaan dowladda.
DEG-DEG : Isku duwihii Wasaarada Caafimaadka KGS oo lagu toogtay isbitaalka Degmada Buurhakaba.
Buurhakaba ( Raxanreeb ) Kooxo hubeysan ayaa goor dhaw Gudaha isbitaalka wayn ee degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay ku dhex toogtay Dr.Bishar Ugaasย oo ahaa isku duwa wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya. Dr- ka ayaa sidoo kale ahaa Wakiil u qaabilsan Hay’adda SOS Children laanteeda degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay. Lama oga ilaa...
Wakiilka midowga Afrika ee Soomaliya oo ballanqaad u sameyay dowladda Soomaaliya
Raโiisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika ahna madaxa ATMIS, Souef Mohamed El-Amine.