Day: December 10, 2022

Home » Archives for December 10, 2022
Post

Muqdisho: Kulankii Golaha Shacabka ayaa Maanta u baaqday kooram la’aan.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Kulankeenii Baarlamaanka ee maanta ayaa u baaqday  Kooram la’aan sida ay sheegeen xubno ka tirsan Golaha shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka waxaa shir guddoomin lahayd Sacdiyo Yaasiin , maadama Guddoomiyaha Barlamaanka uu yahay ku simaha Madaxwaynaha. Qoraal loo diray xubnaha Golaha shacabka ayaa lagu wargaliyay xildhibaanada maat soo xaadiraan kulanka...