Faah faahino kasoo baxaya qarax lala eegtay masu'ul katirsan maamulka Hirshabeelle, Laba qof ayaa ku dhimatay laba kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay duleedka magaalada Jowhar, sida uu sheegay mid ka mid ah mas'uuliyiinta ku sugan degaanka.
Day: December 11, 2022
Nin Afrikaan ah oo Ruushka la safnaa oo lagu dilay dagaalka Ukraine oo meydkiisa la keenayo Zambia
Meydka arday u dhashay dalka Zambia Lemekhani Nyirenda oo ku dhintay dagaalka Ukraine isaga oo u dagaalamaya Ruushka ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah la keeno dalka Zambia, sida ay sheegtay wasaaradda Arrimaha dibedda ee dalkaas.
DOOLOW : Shir looga hadlayay amniga Gobalka Gedo oo ka dhacay Degmada Doolow.
Doolow ( Raxanreeb ) Shirka waxaa ka qeyb galay Maamulka Gobolka Gedo Sarakiisha ugu sareeyso ciidamada Gobalka jooga iyo Sarakiil kasocotay ATIMS qeybta Ethiopia ee Gobalka Gedo ku sugan, Gudoomiyaha Degmada Doolow Mohamed Hussein abdi lafeey. Inta uu kulanka socday waxaa looga hadlay amniga & siyaasadda Gobolka Gedo, Dhamaan maamulka iyo Sarakiisha Ciidamada waxaay islaa...
Bannaanbaxyo ay dalka Bangaladesh ka dhigayaan taageereyaasha Mucaaradka
obanaan kun oo ka tirsan taageeryasha mucaaradka dalka Bangaladesh yaa isugu soo baxay caasimadda dalkaasi e Dhaka iyagoo dhigaya bannaabax ay ku dlaanayaan in dowladdu iscasisho.
Xiisad ka – taagan isbitaalka Warsheekh oo sababtay in shaqada isbitaalka ay istaagto.
Warsheekh ( Raxanreeb ) Xiisad ayaa lagu soo waramayaa in maanta oo Axad ah ay ka taagan tahay isbitaalka Degmada Warsheekh halkaas oo ay gudaha u galeen ciidamo hubeysan. warqad kasoo baxday maamulka degmada Warsheekh ayaa lagu sheegay in lagu joojiyay howliihii adeega caafimaadka ee isbitaalka uu u hayay bulshada degmada. khilaaf mudo soo taagnaa...
Riyadha ” Dowladda Soomaaliya gacab baa ka siinaynaa la dagaalanka Al- Shabaab”
Riyadh (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya Amiir Maxamed Binu Salmaan Binu Cabdicasiis. Amiir Maxamed Binu Salmaan ayaa soo dhaweeyay guulaha ay dowladda Soomaaliya ka gaartay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta iyo naf-hurnimada ay muujiyeen ciidamada xoogga oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed...
Qarax lala eegtay masuuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle & khasaaraha ka dhashay.
Jowhar ( Raxanreeb ) Wararka ka imanaaya gobolka shabeellaha dhexe gaar ahaan duleedka magalaada Jowhar ayaa sheegaya in masuulyiin ka tirsan maamulka Gobolkaas qarax lagu eegtay Wararka waxaa ay sheegayaan in uu haleelay gaari uu la socday maareeye ku-xigeenka Airporka Jowhar iyo taliyaha saldhiga Degmada jowhar. Sida ay ku waramayaan dadka degaanka waxaa jira khasaaro...
Nin u aargudayay ‘sawir gacmeedyadii laga sameeyay Nebiga’ oo la xukumay
Maxkamad ku taalla magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa nin u dhashay dalka Mauritania ku soo oogtay in uu ka dambeeyay dambiyo la xiriira weerarro argagixiso oo saddex ahaa oo ka dhan ah reer galbeedka oo ka dhacay Mali sanadkii 2015.
Muxuu yahay shirka DF ay uga qeybgaleyso Angola
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa Magaalada Luanda ee caasimadda dalka Angola kaga qayb galaya Shir Madaxeedka 10-aad ee dalalka Afrika, Kareebiyaanka & Baasifiga (OACPS).
Soomaali afduub loogu geystay Konfur Afrika
Kooxo Burcad ah oo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan ayaa meelo kamid ah dalka Koonfur Afrika waxa ay ka billaabeen afduub dadka ka kala soo jeeda Soomaaliya iyo Itoobiya si ay uga qaataan lacago madax furasho ah.