Day: December 15, 2022

Post

Ammaanka caasimadda oo loo taag la’ yahay & ciidamo dheeraad ah oo Dowladda howlgalisay.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Dowladda Federaalka ayaa wada dadaalo ay ku doonayso in ay wax kaga qabato ammaanka degmooyinka magaalada Muqdisho. Maalmihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho waxaa si aad ah uga soconayay howlgal la sheegay in Dowladda ay ku xaqiijinayso ammniga caasimadda. Howlgalada ayaa saameyn xoog badan waxa ay ku yeelatay , bulshada magaalada...

Post

Ra’iisulwasaare Xamse “Laba jiho ayaa lagala dagaalamayaa kooxda Al- Shabaab “

Muqdisho ( Raxanreeb ) Ra’ iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay ka go’ an tahay in cagta mariso kooxda Al- Shabaab. Ra’ iisulwasaare Xamse Cabdi Bare ayaa sheegay in Dowladda ay balanqaadayso in dhinacyo badan ay kala dagaalanto kooxda Al- Shabaab oo uu sheegay in laga saaray meelo badan oo dalka...

Post

Masuul ka tirsan maamulka Gedo oo lagu toogtay Garbaharay.

Garbaharay (Raxanreeb ) Magaalada Garbaharay ee gobolka Gedo waxaa lagu dilay masuul ka tirsan maamulka magaalada sida ay ku warameen dadka deegaanka. Dilkan ayaa loogu gaystay magaalada Garbahaaray Gudoomiye waaxeed  lagu Magacaabi jiray Maxamed Sheekh . Saraakiil ka tirsan maamulka magaalada  Garbaharay ayaa sheegay in dilkan ay ka danbeeyaan kooxda Al- Shabaab ee dagaalka kala...

Post

Wiil Soomaali ah oo lagu dilay Caasimada Ireland

Dublin (Raxanreeb ) Waxaa lagu Dilay Galbeedka Magaalada Dublin ee Caasimada Ireland Wiil Lagu Magacaabo Mahamud Ilyas Dadiisuna ay tahay 22 sano Jir, Mohamed Asal ahaan waxa uu ka soo jeedaa Somali. Maydka Mohamed Ilyas ayaa Waxaa laga  dhax helay Roog dhaxdiisa waxaana helay Nin lugaysiinayo Eygiisa. Policeka waxa uu ka codsaday Cid kasta oo...