Muqdisho ( Raxanreeb ) Meelo badan oo – magaalada Muqdisho caawa waxaa ka socday daawashada cayaaraha koobka Aduunka ee ka socday magaalada Doha ee dalka Qatar. Goobaha muhiimka ah ee caasimadda ayaa caawa ahaa mashquul , halkaas oo ay isugu yimaadeem dhallinyaro badan kuwaas oo si xamaasadaysan u daawanayay cayaaraha. Dhallinyarada meelaha ay isugu yimaadeen...
Day: December 18, 2022
Final Records : Kadib guusha, Messi ma la dhihi karaa waa ninkii ugu fiicnaa abid GOAT ?
Doha ( Raxanreeb ) Koobka sanadkan waxaa ka dhashay 172 gool. Waa koobkii ugu goolasha badnaa. 1998 iyo 2014 ayaa waxaa la dhaliyay 171 gool….. .. Mbappe waa ninkii labaad ee finalka ka dhaliya 3 gool. Geof Hurst oo Ingiriis ah 1966 dhaliyay. .. Mbappe oo sidoo kale gool ka dhaliyay finalkii 2018 ayaa noqonaya...
NISA oo Garoonka Muqdisho ku xirtay Weriye Jamaal Osman , loona diiday….
Muqdisho ( Raxanreeb ) Weriyaha Channel 4 Jamaal Muxumed Cismaan oo maanta soo gaaray dalka ayaa lagu xanibay Hotel ku yaalla garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Weriyaha ayaa sheegay inuu dalka u yimid fasax uu ka heley dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaa lagu waramay in Weriye Jamaal uu caawa xabsi guri ku yahay ...
Argentina oo ku guuleystay Koobka Adduunka
Doha ( Raxanreeb ) Xulka Argentina ayaa ku guuleystay Koobka Adduunka kadib markii ay rigoorayaal 4-2 ku garaaceen xulka difaacanaya koobka ee France, kadib markii ay barbaro 3-3 ah ku kala baxeen waqtigii dheeriga ahaa. Goolhayaha Argentina Emiliano Martinez ayaa rigoore ka badbaadiyay Kingsley Coman, halka Aurelien Tchouameni uu bannaanka mariyay, taasoo keentay in Argentina...
Heegan la galiyay ciidanka Kambala si looga hortago weerar la mid ah kii 2010 ee Finalka Koobka Aduunka.
Kambala ( Raxanreeb ) Booliska dalka uganda ayaa dadka ugu baaqay iney taxadaraan waqtiga daawashada ciyaarta finalka koobka aduunka iyadoo la xasuusto weerarkii ay al-shabaab ka fuliyeennmagaalada kampala finalkii koobka aduunka ee 2010. Masuuliyiinta goobaha cayaaraha laga daawado ayay ugu baaqeen iney booliska ku wargaliyaan dhaq dhaqaaqyada ay ka shakiyaan. Waddooyin badan oo caasimadda Uganda...
Xukuumada Soomaliya oo ku dhawaaqday Kacdoon ka dhan ah Musuq- Maasuqa
Muqdisho ( Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalmiga ah ee La-Dagaallanka Musuq-maasuqa, ayna soo qabanqaabisay Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, ayaa caddeeyay in xukuumaddu ay biliaabeyso kacdoon lagula dagaalayo Musuq-maasuqa si sare loogu qaado hufnaanta iyo isla-xisaabtanka. Mudane Xamse ayaa munaasabadda ka...
Madaxweynaha Uganda oo qaaday dhammaan xayiraadihii la xiriiray cudurka Ebola
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa Sabtidii qaaday dhammaan xannibaadaha la xiriira xanuunka Ebola, isagoo sheegay in dalka ku yaalla Bariga Afrika uu horumar ka sameeyay xakameynta cudurka dilaaga ah.
France & Argentina oo caawa wada ciyaari doona
Caawa 6:00 PM ee Geeska Afrika waxaa lagu wadaa in Dalka Qatar lagu soo gabagabeeyo fiinaalka Koobka Adduunka, oo ay isugu yimaadeen Xulka qaranka France iyo Argentina.
Fadeexo ka dhalatay xukun dil ah oo ay riday Maxkamada Ciidanka Qalabka sida.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Baraha bulshada maanta oo Axad ah waxaa si aad ah u qabsaday dil toogasho oo ay fulisay Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ka dib xukunka Maxkamadda waxaa soo baxaya war ku saabsan in ninka dilka lagu riday uu ahaa kooxda Al- Shabaab hase ahaatee uusan ku lug lahayn...
Yaa ku lug yeeshay Dilka Taliyihii Nabad sugidda gobolka Gedo Bakaal Kooke?
Muqdisho ( Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dilka Taliyihii nabad sugidda gobolka Gedo Bakaal Kooke oo lagu dilay qarad gaariga loogu xiray. Dilka Taliyaha oo dhaliyay tuhun badan ayaa keenay in su’ aalo badan oo salka ku haya inuu ahaa mid abaabulan oo laga lahaa ujeedo gaar ah , lana gaaray...