Day: January 1, 2023

Post

DEG-DEG : Ciidanka Dowladda oo la wareegay Masagawaay , G. Galgaduud.

Jowhar (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in maanta oo Axad ah ay la wareegeen deegaano hor leh oo ka tirsan gobolka galgaduud. Deegaanka Masgawaay oo ah meel muhiim ay ayaa la sheegay in ciidanka Dowladda iyo kooxaha kacdoonka ay kala wareegeen kooxda Al- Shabaab. Saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Shirar la isku mari  la’ yahay , iyadoo ay gubanayso  Laascanood
Post

Shirar la isku mari  la’ yahay , iyadoo ay gubanayso  Laascanood

Garoowe (Raxanreeb ) Rabashado  ayaa ka sii socda magaalada Laascanood , halkaas oo ay ku dhibanayaan dad rayid ah kuwo kale ku dhaawacmayaan halka magaalada laga saarayo dadka waayeelka ah. Inkastoo ay jiraan warar kala duwan oo ka soo  baxay Madaxwaynaha  Dowladda Federaalka oo la sheegay in warkiisa uu aad ugu hoseeyay sidii laga filayay...

Post

Ruusha oo duqeeymo ka fuliyay Ukraine

Duqeyn xooggan ayaa lagu beegsaday Magaalada Kyiv ee Caasimadda Ukraine xilli goobta weerarka lagu qaaday lagu sagootinayay 2022 laguna soo dhaweynayay sanadka cusub ee 2023 sida ay sheegeen saraakiil katirsan dowladda Dalkaas.

WARBIXIN | Amaan darrida Muqdisho & Qayla dhaanta madaxda Dowladda .
Post

WARBIXIN | Amaan darrida Muqdisho & Qayla dhaanta madaxda Dowladda .

Muqdisho (Raxanreeb ) Dagaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka socda gobolada qaar ee dalka ayaa sadaal ka bixinaya  in kooxda Al- Shabaab weeraro ay ka gaysan karaan meelo ka mid ah magaalada Muqdisho. Digniino arintan ku saabsan ayaa soo baxayay maalmihii la soo dhaafay , waxa ay ciidankuna ay kordhiyeen howlgalada ay ku doonayaan in...