Day: January 28, 2023

Post

Muxuu yahay kursiga doorashadiisa ay ka dhacayso Dhuusmareeb ?

Muqdisho ( Raxaneeeb ) Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka banaan Baarlamaanka 11aad ee JFS ayaa shaaciyay  Jadwalka qashada kursiga tirsigiisu yahay HOP47 oo deegaan doorashadiisu tahay Dhuusamareeb. Xafiiska Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa maalmo ka hor magacaabay Guddigan doorasho ee KMG ah . Waxaa loogu gol lahaa Guddigan dhamaystirka shaqadii Guddiga Doorashooyinka ee waqtigooda ku ekaa...

Somaliland oo qaaday talaabo ku daysho leh ” masuqmaasuq shaqaalle loo eryay “
Post

Somaliland oo qaaday talaabo ku daysho leh ” masuqmaasuq shaqaalle loo eryay “

Hargaysa ( Raxanreeb ) Dowladda Hoose ee magaalada Hargaysa ayaa shaacisay in shaqaalle ka mid ahaa maamulka shaqadooda ay ku waayeen qaadasho laaluush. Talaabadan ayaa timid ka dib markii qaar ka mid ah shaqaallaha Dowladda Hargaysa baaritaan ka dib lagu – helay in ay masuq maasuq sameeyeen isla markaana laaluush ay ka qaateen muwaadinii shaqo...

Post

XOGTA: Shir go’ aanno laga saari doono oo ka furmaya Laascanood.

Laascanood ( Raxanreeb ) Shirka qaar ka mida beelaha dega ssc oo maanta shirkoodi ka dhicidoono magaalada lascaanood ee gobolka Sool. Go’aano  ayaa lagaga dhawaaqi doonaa sida ay sheegayaan xogaha saaka oo Sabti ah laga helayo magaalada Laascanood. Qaban – qaabada shirka ayaa ka jira maanta magaalada Laascanood ,halkaas oo amaanka ay sugayaan dadka deegaanka....