Month: January 2023

Magaalada Muqdisho oo maalmo la xirayo !!
Post

Magaalada Muqdisho oo maalmo la xirayo !!

Muqdisho ( Raxanreeb )  Ciidamo  badan ayaa la dhigay saacadihii la soo dhaafay waddooyin muhiim ah oo  ka mid ah caasimadda dalka si loo xaqiijiyo amniga. Arintan waxa ay ka danbeysay shir lagu wada in madax ka socota wadamada gobolka ay ku yeelan doonaan shir looga hadlayay xaaladda gobolka iyo howlgalka ka socda meelo badan...

Post

Mahdi Guled Khadar Dalalka deriska sida Somaliland ‘’ Hadal  Buuq badan dhaliyay ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Buuq badan iyo sawaxan ayaa mar qura is qabsaday Hall-ka xarunt Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ka dib markii Ra’iisulwasaare ku xigeenkii hore ee dalka Mahdi Guled Khadar uu sheegay in Somaliland ay tahay dal Madaxbanaan. Hadalka waxa uu sheegay mar  Barlamaanka Soomaaliya ay dood ka yeelanayeen xeerka Hay’adda nabad sugidda Qaranka...

Madaxwaynaha Eritrea Isaias Afwerki  miyaa imaanaya Muqdisho ?
Post

Madaxwaynaha Eritrea Isaias Afwerki  miyaa imaanaya Muqdisho ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki oo lagu wadaa in toddobaadkan soo gaari doono muqdisho Sidoo kale madaxda qaar kamid ah dalalka ciidamada ka joogaan Soomaaliya iyo wafdi heer caalami ah ayaa imaan doono muqdisho Inkasta oo si rasmi ah loo ogayn qorshaha ay wafuudan culus u imaanayaan magaalada Muqdisho, ayaa haddana waxay kusoo...

Post

US forces kill Islamic State Somalia leader in cave complex

He was killed after US special forces raided a remote mountainous cave complex hoping to capture him. “Al-Sudani was responsible for fostering the growing presence of ISIS in Africa,” Defence Secretary Lloyd Austin said. He also allegedly funded the group’s activities globally, Mr Austin added. Analysts say the fact that US troops were sent under...

Post

SOMALIA: Al-Shabab’s Grip Loosening

In a televised speech in August 2022, Somali President Hassan Sheikh Mohamud announced a “total war” against the group, days after it staged a deadly hotel siege in Mogadishu, killing at least 21 people and wounding more than 100 others. The president’s announcement came as local clans in central Somalia were revolting against the presence...

Post

Ujeedka safarka Wasiirka Difaaca Jabuuti ee Soomaaliya

Muqdisho (Raxanreeb ) Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Jabuuti, Xasan Maxamed Cumar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Isniin ah soo gaaray magaalada Muqdisho. Wafdi waxa garoonka diyaaraha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay xubno sare sare oo ka tirsan Dowladda oo uu ka mid yahay Wasiirka difaaca Soomaaliya. Wasiirka Gaashaandhigga dalka...

Post

Xaaska Hoggaamiyaah ISIS-ta Soomaaliya Oo Xukun lagu riday.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Maanta oo Isniin ah Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ayaa xukun  ku riday xaaska Hoggaamiyaha ISIS-ta Soomaaliya. Xaaska hoggaamiyaha Daacish Cabduqaadir Muumin oo la sheegay in lagu magacaabo Fartuun Cabdirashiid Xuseen ayaa laga soo qabtay degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho. Maxkamadda ciidanka Qalabka sida ayaa sheegtay in haweenaydan ay u qaabilsanayd kooxda...