Muqdisho ( Raxanreeb ) Wade mooto bajaaj ayaa maqribnimadii caawa lagu toogtay agagaarka Tarabuunka degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Sida goobjoogayaashu ay sheegeen dilka waxaa geystey Askari ka tirsan Ciidanka dowladda ee ku sugan isgoyska Terbuunka halkaas oo cariri xooggan uu ka jiray. Muran dhaxmaray askariga iyo Bajaajlaha ayaa sababay in dilkan uu dhaco sida...
Day: February 4, 2023
Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska oo maanta la wareegay xilka
Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa maanta xilka kala wareegay Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeya Gaas Cabdi Xasan Xijaar.
Sawirro: Axmed Madoobe oo tababar usoo xiray 150 askeri oo boolis ah
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta tababar u soo xiray dufcada lixaad ee Ciidamada Booliska Dowlad Gobaleedka Jubaland, kuwaas oo qaatay tababar kala duwan.
Mucaaradka KGS oo soo saartay Jadwal “doorasho ” oo u gooni ah.
Baydhabo ( Raxanreeb ) Musharaxiinta mucaaradka Konfurgalbed ayaa maanta oo Sabti ah soo bandhigay Jadwalka doorashada Konfurgalbeed . Arintan ayaa imaanaysa , iyadoo khilaaf uu ka taagan yahay doorashada maamulkaas isla markaana ay socdaan dadaalo dhexdhexaadin ah. Warqad ay soo saareen xubnaha mucaaradka iyo madasha Badbaada Koonfur Galbeed ayaa lagu shaaciyay in doorashada Madaxwaynaha Koonfur...
Hirshabeelle oo sheegtay howlgalka wojigiisa labaad inuu ka billaabanayo galbeedka Wabiga Shabeelle
Wasiirka Amniga DG Hir-Shabeelle Maxamed Cabdiraxmaan Khayre oo faah-faahin ka bixiyay howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ee ka socda Gobollada Shabeelaha Dhexe & Hiiraan ee Dowlad-Goboleedkaas ayaa sheegay in ciidamu ay u tallaabi doonnaan deegaannada dhaca Galbeedka Wabiga Shabeelle.
Dowladda Mareykanka oo dedaal xooggan ku bixineysa xal u helista shaqo la’aanta
Warbixinno cusub oo laga soo saaray heerka shaqo la’aanta Mareykanka ayaa lagu muujiyay in Dowladdu ay qaaday tallaabooyinka ay u aragtay in lagu dhimi karo caqabaddaas xooggeysatay 25 sano kaddib.
Kenya oo ku dhawaaqday in ay dib ufureyso xadka Mandheere ee Soomaaliya.
Mandheera ( Raxanreeb ) Kenya ayaa ku dhawaaqday inay dib u furayso xudduudka Mandhera ee ay Soomaaliya la wadaagto, taasoo qayb ka ah dadaallada lagu hagaajinayo ammaanka xudduudka iyo la dagaallanka badeecooyinka Kontorobaanka ah. Kenya ayaa sheegtay in qorshaha dib loogu furayo xudduudka Mandheera ay la wadaagto Soomaaliya uu heer gabo-gabo ah marayo, kadib wadatashi...
XOG :Villa Soomaaliya oo laga diiday qorshe miiska u saarnaa
Baydhabo ( Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa sheegaya in tan & xalay halkaas ay ka socdeen kulamo loo kala kicin. Kulamadan ayaa inta badan u dhaxeeyay Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubnah mucaaradka ah kuwaas oo doonaya in meesha uu ka baxo Laftagareeen. Warar ayaa...
Nuxurka wada- hadalka Guddoomiyaasha Barlamaanada Soomaaliya & Turkiga .
Baydhabo(Raxanreeb)Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga, Mudane Mustafa Şentop. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa dhigiisa dalka Turkiga kala hadlay xiriirka saaxibtinimo ee Ka dhaxeeya labada baarlamaan, sidoo kale Guddoomiyaha ayaa sheegay in la wada xoojiyo xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeeya...
Warka ATMIS ay ka soo saartay dil ay u gaysteen wiil dhallinyara ahaa malagu qanci karaa ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Howlgalka ATMIS oo war kasoo saaray dil shaly ka dhacay magaalada muqdisho kaas oo ay geysteen ciidamo a tirsan ATMIS. ATMIS ayaa sheegtay in baaritaan dheeraad ah ay ku samayn doonto dilka askarteeda ay u gaysteen wiilka dhalinyarada ee ku sugnaa Isgoyska Ceelgaabta ee Muqdisho. Dilka wiilka dhallinyarada ahaa waxaa ka dhashay...