Day: February 10, 2023

Home » Archives for February 10, 2023
Danjire Caalim” MD Xasan Sheekh ,isagaa Villa- Somalia isaga saari doono”
Post

Danjire Caalim” MD Xasan Sheekh ,isagaa Villa- Somalia isaga saari doono”

Helsinki(Raxanreeb)Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bilowgiisa marka uu xafiiska la wareegay ku fashilmay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ay hormuudka ka yihiin dadka shacabka si ay isaga dulqaadaan culayska argagaxisada taas oo loo arkayay fursad wanaagsan oo la helay. Tan ayaa sabab u ah markii si indho la’ aan ah xilalka...

Post

Amniga Boosaso oo laga shiray & nuxurka qodobad -AKHRISO-

Boosaaso (Raxanreeb )  Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Shir-guddomiyey Shirka Amniga Gobolka Bari. Shirka oo ay kasoo qayb-galeen Guddiga Amniga Gobolka Bari iyo xunbo ka tirsan Golaha Wasiirada, ayaa looga hadlay Adkeynta Nabadgelyada, Horumarinta magaalada iyo garab istaaga mashaariicda horumarin iyo Nashqadeynta magaalada. Kulanku markuu dhammaaday waxaa kasoo baxay qodobadan: –...

Post

Washington” Lama ogolaan karo waxa ka sii socda Laascanood “

Washington ( Raxanreeb ) Dowladda Maraykanka ayaa war uu soo saaray waxaa uu kaga hadlay xaaladda ka taagan magaalada Laascanood ee gobolka Sool , halkaas oo maalintii shanaad dagaal uu ka soconayo. Xafiiska Arrimaha Afrika u qaabilsan Waaxda arrimaha dibeda ee Maraykanka war ka soo baxay ayaa lagu canaantay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Laascanood waxaana loogu...

Post

XAL LA’AAN : Maalintii 5aad oo dagaal uu ka socdo Laacanood

Laascanood ( Raxanreeb ) Dagaalka ka socda magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxa uu galay maalintii shanaad halkaas oo laga maqlayo rasaas xoogan. Dagaalkan ayaa ka danbeeyay markii kooxaha Kacdoonka weerar ay ku qadeen saldhig ciidanka Somaliland ay ku leeyihiin duleedka magaalada Laascanood. Dagaalka saaka ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku geeriyooday iilaa saddex ruux...