Qoyska wariye caan ah oo u dhashay dalka Koonfurta Sudan, ayaa sheegay inay ka cabsi qabaan in lagu afduubtay xubinta qoyskooda dalka Kenya, oo si qasab ah looggu soo celiyo koonfurta Sudan.
Day: February 20, 2023
Mudisho waxaa ka sii socda dilalka , Nabadoon caawa lagu degmada Waaberi
Muqdisho ( Raxanreeb ) 9Nabaddoon Ibrahim Guure Xalane oo saacado ka hor lagu dilay Degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah. Dilkan ayaa qeyb ka noqonaya dilal isxigxiga oo maalmahan ka dhacay degmooyin ka mid ah magaalada Muqdisho. Waxaa jira dayac xaga amniga ah oo ka jira magaalada Muqdisho , taas...
Waddo weyn oo isku xirta Afgaanistan iyo Pakistan oo la xidhay
Waxa la xidhay Maanta oo Isniin ah Waddada ugu weyn ee isku xidha Afgaanistaan iyo Pakistan, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan labada dhinac, waxana dadka degaankaas ku dhaqan ay sheegeen in dhawaqa rasaasta laga maqlayey meel u dhaw halka uu sida caadiga ah mashquulka badan yahay.
DHEGO-FUREYSI : Xabad joojin ka dhalan gali la’ laascanood
Laascanood (Raxanreeb) 15 – maalin ayuu galay dagaalka ka socda magaaalda Laascanood , waxaa wali dhaqan gal noqon xabad joojin la doonayay in xiisada lagu dejiyo . Labada dhinac ee dagaalka uu u dhaxeeyo ee Somaliland iyo kooxaha deegaanka ayaa midba mid kale ku eedaynayo in isaga dhankiisa ay ka dhaqan gali la’adahay xabad joojinta....
Waayihii nolosha Madaxwaynihii hore USA oo soo afjarmaysa
Washington (Raxanreeb ) Madaxwaynihii hore ee Mareykanka Jimmy Carter oo muddo dheer sariir yaala ahaa ayaa hada waxaa soo – baxaya in ay aad u liidato noloshiisa. Saraakiisha caafimaadka ee gacanta ku haya Madaxwayne Carter ayaa sheegay in walwal ay ku haysto xaaladda ka sii daraysa ee Madaxwaynaha . Jimmy oo hadda ah 98 sanno...
Amniga caasimadda & furitaanka Tartanka Degmooyinka Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho maanta oo Isniin ah waxaa lagu wadaa inuu ka furmo koobka Degmooyinka gobolka Banaadir. Waxaa ka qayb – galaya Tartankan Cayaaraha oo sanadkiiba mar lagu qabto magaalada Muqdisho 18 degmo iyo seddax deegaanka oo ka mid ah caasimadda dalka. Degmada Balcad ee Shabeellaha Dhexe ayaa sidoo kale lagu casuumay ka...
Talibaan oo markii ugu horeysay goob fagaaro ah dad ku karbaashay
11 qof ayay maamulka Taliban meel fagaare ah ku karbaasheen waqooyi bari ee dalka Afghanistan. 11 qof ayaa isugu jiray sagaal rag ah iyo labo dumar ah.
Cilmibaarayaal faahfaahin ka bixiyay halista ay leedahay kaneeco lagu arkay Soomaaliya iyo dalal kale
Cilmi-baarayaal u dhashay Kenyan ayaa helay kaneeco kasoo duushay Koonfurta Aasiya taas oo u adkaysata dawooyiinka lagu isticmaalo Afrika.
Qarax ka dhacay meel aad ugu dhaw Wasaaradda Waxbarashada DFS
Raxanreeb (Muqdisho ) Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qaraxa ka dhacay Laamiyaha Soobe ee magaalada Muqdisho . Waxa la sheegay in qaraxan lagu xiray xiray gaari nooca raaxada kaas oo aan la ogayn cida iska leh iyo qofka halkaas uga tagay. Lama warin wax khasaare oo shacab ah oo qaraxaas uu gaystay ,...