Day: February 23, 2023

Home » Archives for February 23, 2023
Ciidamo ka tirsan NISA Iyo Booliiska Muqdisho ayaa hadda hoteelka Jazeera kala baxay
Post

Ciidamo ka tirsan NISA Iyo Booliiska Muqdisho ayaa hadda hoteelka Jazeera kala baxay

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidamo ka tirsan NISA Iyo Booliiska Muqdisho ayaa hadda hoteelka Jazeera kala baxay Weriye Cabdalle Ahmed Mumin, gaari Booliis ah ayay na ku qaateen, lamana oga halka ay u wateen. Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan weerarka lagu soo qaaday Weriye Abdalle iyo xubnaha qorsheeyay arintan ayaan goordhaw kusoo gudbindoonaa halkan. Rag...

Golaha ammaanka oo dood gaar ah ka yeeshay arrimaha Soomaaliya
Post

Golaha ammaanka oo dood gaar ah ka yeeshay arrimaha Soomaaliya

Newyork (Raxanreeb ) Golaha amaanka ayaa dood furan waxa  ay ka yeesheen xaaladda Soomaaliya si gaar ah amaanka , howlgalada , arrimaha Bani’aadanimada iyo xaaladaha ay ku sugan yihiin haweenka Soomaaliyeed. Kulankan oo ahaa mid furan ayaa warbixin guud oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya loogu dhagaystay ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada...

Post

Doorashada kursiga HOP#086 oo la shaaciyay &  musharaxiinta kurisga oo diiday

Muqdisho (Raxanreeb ) Khilaaf ayaa ka dhashay war ka soo baxay Guddiga doorashooyinka KMG oo sheegay in magaalada Muqdisho lagu qabanayo doorashadaqabashada Kursiga tirsigiisu yahay HOP#086. Guddiga ayaa sheegay in doorashada kursiga lagu qaban doono magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, halkii ay ka dhici laheyd magaalada Baladweyne oo horey loogu doortay. Sida lagu xusay Jawal ...

Beledwayne : Dilal ka sii socda Beledwayne & fashil amni oo ka jira
Post

Beledwayne : Dilal ka sii socda Beledwayne & fashil amni oo ka jira

Beledwayne (Raxanreeb ) Koox hubeeysan ayaa Xaafada Xaawo Taako gaar ahaan laanta Nuurxawaad ee Magaalada Baladweyne waxaa ay ku dileen Macalin dugsi quraan. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Macalin Mowliid Cali Cilmi Fareey waxaana uu ka mid ahaa Culuma-udiinka Magaalada Baladweyne. Goobta dilka uu dhacay waxaa soo gaaray ciidamo ka tirsan maamulka...

Xukuumadda Ra’iisulwasaare Xamse oo Wasiir isaga tagay + sababta
Post

Xukuumadda Ra’iisulwasaare Xamse oo Wasiir isaga tagay + sababta

Muqdisho (Raxanreeb ) Sida uu ku shaaciyay warqad ka soo baxday xafiiskiisa ayaa wasiiru dowlihii wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Maxamed Cali Cumar Caananuug  inuu isaga tagay xukuumadda Soomaaliya. Talaabada is casilaadiisa ayuu sheegay  xildhibaan Cananuug kaddib markii uu u dulqaadan sida uu yiri ku takrifal awoodeed ay wado wasiirka wasaaradda. Wuxuu si gaar ah eedeynta...

Post

Qarax lagu weeraray askar ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho (Raxanreeb ) Askar ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weerar qaraxyo ah lagu qaaday , kuwaas oo ku sugnaa degmada Dharkanlay ee Muqdisho. Koox hubaysan ayaa la sheegay in ciidankan oo ku sugnaa xaafadda Gaaba- Guday ee dharkanlay dhawr bambooyin lagu tuuray isla markaana ay xigeen qaraxyo waxyeelo – gaystay. Inta la xaqiijiyay qaraxan...