Somali Journalists Syndicate (SJS), Somali Media Association (SOMA) and Somali Mechanism of Safety Journalists (SMSJ) are concerned by reports of police, aiming to take SJS Secretary General Abdalle Ahmed Mumin out of the prison, stormed the Mogadishu central prison on Saturday evening and call for Somalia government to launch fair investigation into the incident and ensure Abdalle’s safety, while we demand his unconditional release.
Day: February 26, 2023
Madaxweyne Putin oo reer Galbeedka ku eedeey inay dalkiisa duullaan adag kusoo qaadeen
Madaxweyne Vladimir Putin ayaa iska horimaadka reer galbeedka ee ku saabsan dagaalka Ukraine ku tilmaamay dagaal jiritaan ah oo loogu jiro badbaadada Ruushka iyo dadka Ruushka - wuxuuna sheegay in lagu qasbay inuu tixgeliyo awoodda nukliyeerka ee NATO.
‘’Madaxwayne ha saxiixin sharciga NISA waxa ka imaan kara xadgudub ‘’
NewsYork (Raxanreeb ) Labada Aqal ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa meel mariyay sharciga Hay’adda NISA , kaas oo muran wali uu ka taagan yahay isla markaana sugaya in Madaxwaynaha uu saxiixo. Hay’adaha u dooda xuquuqda Aadanaha ayaa sheegay in sharcigaas wax badan ay ka qaldan yihiin isla markaana keeni kara xad gudubyo xuquuqda Aadanaha. Hey’adda Xuquuqda...
Somaliland oo laga saaray Tukaraq & faahfaahinta dagaalka
Laascanood (Raxanreeb ) 20 qof ayaa la sheegay in ay ku dhinteen tira kalena ay ku dhaawacmeen dagaal xooggan oo maanta mar kale ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Dagaaalka labada dhinac ayaa lagu soo waramayaa in maanta uu ku sii fiday meelo badan oo ku dhaw dhaw magaalada Laascanood ee gobolka Sool...
Askar DANAB ah oo ku geeriyooday shil-diyaaradeed
Afgooye (Raxanreeb ) Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shir diyaaradeed oo ciidamo ka tirsan Dowladda ku galay gobolka Shabeellaha Hoose. Sida lagu waramay shilkan ayaa yimid, kadib markii ay diyaraad Helicopter ah la dhacday ciidamo ka tirsan DANAB, xili ay ku guda jireen tababar ciidan. Sarkaal ka tirsan ciidanka DANAB ayaa sheegay in...
Zelenskyy oo raadinaya inuu la kulmo madaxweynaha Shiinahaha
Dagaallada ka socda dalka Ukrain ka dib markii dalkaasi laga xusay sannadguuradii ka soo wareegtay duulaankii Ruushka, iyadoo maamulka Ukraine uu Sabtidii sheegay tobanaan duqaymo iyo weeraro cusub oo Ruushku ku qaaday magaalooyin ku yaala bariga iyo koonfurta.
Madaxweynaha dowladda Ukraine Zelensky oo danaynaya inuu la kulmo madaxweynaha Shiinaha
Madaxweynaha dalka Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay inuu doonayo inuu la kulmo madaxweynaha dowladda Shiinaha, Xi Jinping, si uu ugala hadlo qorshaha Shiinaha uu ku joojinayo dagaalka Ukraine.