Month: February 2023

Kursigii uu baneeyay Mahad Salaad oo Dhuusmareeb lagu doortay
Post

Kursigii uu baneeyay Mahad Salaad oo Dhuusmareeb lagu doortay

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Ilyaas Sheikh Axmed Ibraahim ayaa ku soo baxay doorashada Kursiga Hop147 ee deegaan Doorashadiisu tahay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug isagoo kaga Guuleystay Musharrax Aamino Tahliil Warsame oo la tartantay. Guddiga KMG ah ee doorashooyinka kuraasta ka banaan Baarlamaanka 11aad ee JFS ayaa doorashada Kursigaan maanta ku qabtay Magaalada Dhuusamareeb...

Post

DEG -DEG : Hoobiyaal lagu garaacay Muqdisho & Shir caalami ah oo ka furmaya.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Tiro Hoobiyaal ah ayaa ku dhacay xaafado ka tirsan magaalada  Muqdisho iyada oo ay xiranyihiin waddooyinka caasimadda. Hoobiyaashan ayaa lagu garaacay caasimadda iyadoo maanta oo Arbaca ah magaalada ay marti galinayso shirka dalalka safka hore . Ilaa iyo hadda lama sheegin wax khasaaraha maadama inta badan maanta magaalada ay kala xiran...

Wajiga 2aad ee shirka dalalka Safka hore oo ka furmaya Muqdisho.
Post

Wajiga 2aad ee shirka dalalka Safka hore oo ka furmaya Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxda Soomaaliya, Jabuuti, Itoobiya & Kenya ayaa maanta Muqdisho ku yeelanaya shir ku saabsan dagaalanka ka dhan ah Al-Shabaab iyo Masiirka ATMIS. Wadooyinka Muhiimka ee Muqdisho ayaa loo xiray Madaxda Dalalka Safka Hore ee ka qayb galaya kulanka. Wasiir ku xigeenka Warfaafinta ayaa sheegay in dadka shacabka ah looga baahan yahay in...