Finland ayaa maanta noqotay dal xubin ka ah Gaashaanbuurta NATO, iyadoo dalkan oo muddo fog diidanaa in uu ka mid noqdo isbahaysi ciidan uu xubinnimada dalbaday kadib markii uu Ruushka oo ay xuduud wadaagaan uu ku duulay Ukraine bishii February ee 2022-kii.
Day: April 4, 2023
Heshiiska Tigray oo muhiim u noqday xiriirka Ethiopia iyo midowga Yurub
Midowga Yurub ayaa sheegay in go’aan kasta oo lagu wanaajinayo xiriirka dowladda Itoobiya ay ku xiran tahay sida loogu guuleysto dadaallada lagu xallinayo colaadda ka taagan waqooyiga gobolka Tigray.
Taariikh Hor leh : Donald Trump oo la horkeenay Maxkamad
NewYork (Raxanreeb ) Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa maanta la hor keenay maxkamad ku taala magaaladda New York si uu u wajaho eedeymo danbi ah oo lagu soo oogay. Waxaa maxkamada maanta uu Trump ka xaadiray loo soo bandhigay eedeymo dambi ah oo la xiriira lacag la siiyay haweeney jili jirtay filimada...
Ehalada Cabdullaahi Dheere oo markale kulan cabasha ah Muqdisho ku qabtay
Muqdisho (Raxanreeb ) Ehalada Taliyihii Hoggaanka daba- galka Hay’ adda NISA ayaa maanta markale Muqdisho ku qabtay Kulan cabasho oo ay dowladda fariin ugu dirayeen. Eheladaan ayaa sheegay in ay aad ugu xun yihiin oo ay cambaraynayaa xariga ehelada Cabdullaahi dheere loo gaystay , iyaga oo cod dheer ku dalbaday in la sii daayo dadka...
QM: Walxaha qarxa waxay Soomaaliya ku dileen 1200 qof sanadkii tegay
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Soomaaliya ay sannadkii 2022-ka walxaha qarxa sababeen dhimashada 1200 qof oo Soomaali ah.
Qaramada Midoobay oo shaaca ka qaadday tirada dadkii ku barakacay daadadkii Baardhere
Daadad xooggan oo ka dhashay roobab mahiigaan ah ayaa labadiitoddobaad ee la soo dhaafay waxa ay ka dhaceen koonfurta Soomaaliya waxana ku geeriyooday ugu yaraan 21 qof, halka 100,000 oo kalana ay u barakeceen, sido kale waxa ka dhashay burbur hantiyeed, sida ay sheegtay hay'adda bini'aadantinimada ee Qaramada Midoobay.
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Laascaanood
Wararka ka imaanaya Magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in maanta maalintii saddexaad oo xiriir ah ay xaaladda magaaladu tahay mid deggan.
Trump oo maanta hortagaya maxkamad ku taalla New York
NewYork (Raxanreeb ) Mareykanka Donald Trump, ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaado ah uu hortago maxkamad ku taallada magaalada New York ee dalka Mareykanka Madaxwayne Donald Trump, ayaa noqon doonaa madaxweynihi ugu horreyay Mareykanka ee lasoo hortaago maxkamad, iyada oo loo heysto danbi. 18 saac ayaa ka dhiman xilliga gar-maqalku bilaaban doono balse balse...
Dagaal u dhaxeeyay Somaliland & kooxaha deegaanka oo ka dhacay Laascaanood
Laascanood (Raxanreeb ) Ciidanka Soomaliland iyo kuwa deegaanka ayaa markale iska hor imaad uu ku dhaxmaray duleedka magaalada laascanood ee gobolka Sool. Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid, kadib markii ay isku dhaceen ciidamo ka tirsan kuwa SSC oo roondo waday iyo kuwa Somaliland oo si kadis ah isaga horyimid bariga magaalada. Wararka ayaa...
RW Xamsa “ Amniga caasimadda waa in xoogga la saaraa ‘’-AMAR
Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Amniga oo looga hadlay dar-dargelinta sugida Amniga guud ee dalka, ciribtirka Khawaarijta , shuruucda horutebinta u leh amniga iyo qaadista cunaqabteynta hubka ee saaran Soomaaliya. Shirka ayaa lagu soo bandhigay warbixinno la xiriira howlgallada socda ee lagu xasillinayo amniga guud...