Nairobi (Raxanreeb ) Dib waxaa loo furay , goobaha ganacsiga xaafada Islii ee magaalada Nairobi ka dib markii ay ku xirmeen rabashadihii maalmahii la soo dhaafay ka jiray dalkaas Arintan waxa ay ka danbeysay ka dib markii mucaaradka Kenya ee uu hoggaaminayo Raila- Odinga uu sheegay in ay hakiyeen dibadbaxyadii ay kaga soo horjeedeen maamulka...