Diblomaasiyiinta ugu sarreeya Iran iyo Sacuudi Carabiya ayaa Khamiistii ku kulmay Beijing, ayaga oo ballan-qaaday inay ka wada shaqeeyaan in “amni iyo xasillooni lagu soo dabbaalo gobolka qalalaasaha badan ee Bariga Dhexe, kadib heshiis ay dhex-dhexaadisay China.
Day: April 6, 2023
Imaam Masjid oo lagu dilay magaalada Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil ay kooxo burcad ah ka geysteen qaybo kamid ah degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.
Xeerka Xakameynta Hubka Caasimadda oo la meelmariyay & Taliye Shub oo la magacaabay.
Muqdisho (Raxanreeb ) Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta, heshiisyo iyo siyaasado qaran oo muhiim u ah dalka. Golaha Wasiirrada ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aaden,oo ay soo jeedisey...
XOG : Ismeal Geelle oo isku keenaya Biixi & MD Xasan+waxa laga hadlayo
Muqdisho (Raxanreeb ) Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Jabuuti Ismeal Omar Geeele uu qorshaynayo , in si fool – ka fool ah kulan siiyo Madaxwaynaha Soomaaliya Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Muuse Biix Cabdi. Xogaha la helayo ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Jabuuti Geelle kulanka labada dhinac ee uu qorshaynayo looga hadlo sii wadista wada-...
Dowladda oo isku dayaysa ka hortagista weerarada Hoobiyaasha
Muqdisho (Raxanreeb ) Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta – heegan galiyay ciidamo fara badan oo boolis ah ka dib weeraro xalay ka dhacay xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho. Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa howlgal sidoo kale waxa ay ka bilaabeen degmooyinka magaalada Muqdisho si ay u sugaan amniga caasimadda oo marar badan ay ka dhaceen...
Dhimasho & dhaawac ka dhashay weerar lagu qaaday xarun ganacsi oo ku taalla Boosaaso
Boosaaso (Raxanreeb ) Faahfaahin kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar qaraxya ah oo lagu qaaday goob ganacsi oo ku – taala magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ee Puntland. Ilo wareeedyo lagu kalsoonyahay ayaa innoo sheegay in marka hore kooxda weerarka fulisay ay toogasho ku dileen waardiyihii ku sugnaa xarunta, kadibna ay qarxiyeen. Dableydii weerarka...
DFS‘’ Wajiga labaad howlgalada ayaa ka socda Galgaduud ’’
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa deegaanno hore leh oo ka mid ah gobolka galgaduud ka saaray Al- Shabaab sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaaliya. Warbaahinta Dowladda ayaa sheegtay in howlgalkan oo ahaa mid gaar ah si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee DANAB iyo Gorgor Saraakiisha Soomaaliya...