Muqdisho (Raxanreeb ) Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa war ka soo saaray qarax maanta ka dhacay afafka hore ee Iskuul- Bulisiyo ee magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay Taliska inuu is qarxiyay qof isku watay mooto Bajaaj oo si xowli ah ugu soo gudbay , bar kantarool oo ciidanka ay ku sugnayeen. War kasoo baxay booliska...
Day: April 16, 2023
MUQDISHO : Qarax “ismiidaamin” ah oo ka dhacay Iskuul-Bulusiyo.
Muqdisho(Raxanreeb)Magaalada Muqdidho waxaa dhacay qarax ismiidaamiin ah oo la sheegay inuu fuliyay qof naftii halige ah. Qaraxan ayaa ka dhacay saaka agagaarka School Buliisiya & inta u dhaxaysa Isbitaalka Yarmademeeli waxaana ka dhashay waxyeelo dhaawac u badan sida ay sheegeen goobjoogayaal ah. Warar hordhac ah ayaa sheegaya in nin mooto watay uu isku qarxiyay dhallinyaro...
Maxaa ka socda deegaanadii Dowladda ay kala wareegeen Al- Shabaab ?
Budbud (Raxanreeb ) Ciidanka dowladda iyo kuwa Daraawiishta Galmudug oo iskaashanaya ayaa Al-shabaab kala wareegay deegaanka Budbud oo ka tirsan Gobolka Galgaduud ee Dowlad Gobaleedka Galmudug. Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sarreeyo Guuto Cabdullaahi Cali Caanood oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in deegaanka laga saaray. Ciidamada dowladda iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa...
Dowladda Soomaaliya ‘’ way ka walacsan tahay Soomaalida Sudan ‘’
Khartuum (Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka wal wal qabta xaalada ay ku sugan yihiin Soomaalida dalka Sudaan ,halkaas oo iska hor imaadyo ay ka soconayaan kuwaas oo gaysanaya dhibaatooyin badan. War ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa lagu muujiyay sida Dowladda Soomaaliya ay ugu xun tahay ...
Ciidan cusub oo waddooyinka Muqdisho howlgal ka wada
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa waddooyinka magaalada Muqdisho tan iyo inta la guda galay bisha Ramadaan ee waxa ay ka wadaan – howlgalo xoogaan oo ay amniga ku sugayaan. Waddooyin badan oo caasimadda ah waxaa xiliyada habeenkii ah lagu arkayaa ciidamo kuwa sida gaar ah u tababaran oo baaritaan ku samaynaya Bajaajta iyo...