Month: May 2023

Home » Archives for May 2023
AAW ‘’ Waxa socda waa Aafo siyaasadeed ee Xasan haka laabto ‘’
Post

AAW ‘’ Waxa socda waa Aafo siyaasadeed ee Xasan haka laabto ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame kana mid ah Ergeyaasha Madaxweynaha ayaa Warqad ku taariikhaysan 29-ka May 2023 u diray Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa uu u soo jeediyay inuu qanciyo oo miiska wada-hadalka ku soo celiyo Puntland. Cabdiraxmaan Cabdiashuur ayaa si weyn uga soo horjeestay heshiiska ay gaareen Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu go’aamiyay...

DFS  oo u gacmo qabanaysa Ahmed Madoobe dadka Gedo
Post

DFS  oo u gacmo qabanaysa Ahmed Madoobe dadka Gedo

Muqdisho (Raxanreeb ) Jahwareer ayaa ka taagan degmooyinka gobolka Gedo halkaas oo  hakad uu galay duulimaadyada  diyaaradaha ee gobolkaas ka dib go’aan ka soo baxay maamulka Gedo. Maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay isku dayayso , in xubno ka mid ah maamulka Axmed Madoobe ay gayso degmooyinka gobolka Gedo , iyadoo uu ...

Ciidan gadoodsan oo xirtay waddooyin muhiim ah oo magaalada Bosaaso
Post

Ciidan gadoodsan oo xirtay waddooyin muhiim ah oo magaalada Bosaaso

Boosaaso (Raxanreeb ) Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa lagu soo waramayaa in  maanta ay la wareegeen kantaroolka laga ilaaliyo dekada magaalada Bosaaaso ee gobolka Bari Sida ay sheegayaan dad ku sugan magaalada Boosaaaso ayaa sheegay in xaalad hubinti la’aan ah ay ka jirto magaalada sabab la xiriirta in meelaha qaar lagu arkayo ciidanka gadoodsan....

Muqdisho xal maloogu gaari karaa xiisadda Laascanood ?
Post

Muqdisho xal maloogu gaari karaa xiisadda Laascanood ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxda sare ee Dowladda  Federaalka Soomaaliya & ismida  deegaanada  gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn halkaas oo wali xiisad ay ka jirto. Diirada waxaa lagu saaray kulamadan , xaaladda guud ee deegaanada maamulkaas iyo sida ay tahay in loo dhameeyo dagaalka muddo dheer qaatay ee lagu waayay naf iyo maal. Magaalada waxaa...