Kambala (Raxanreeb ) Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha iyo Xiriirka Warshadaha, Col (rtd) Charles Okello Engola ayaa maanta oo Talaada ah toogasho lagu dilay. Charles Okello Engola ayaa ku sugnaa gurigiisa, waxaana dilkaasi ka dambeeyay sida la sheegay askari katirsanaa ilaaladiisa gaarka ah. Afhayeenka booliiska, Fred Enanga ayaa xaqiijiyay toogashada lagu dilay wasiir Charles Okello...
Day: May 2, 2023
Jahwareer ka taagan Luuq & Guddoomiyaha degmadaas oo la diiday
Luuq (Raxanreeb ) RBC xogta uu ka helayso degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaysa in ciidanka degmadaas ay diideen in Garoonka uu ka soo dego Guddoomiyaha degmada. Gudoomiyaha degmada Cali Kadiye ayaa la sheegay inuu ka yimid magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya , halkaas oo geed fadhi u ah mudooyinkan siyaasiinta gobolka Gedo....
Laguma silicin karo garoonka Aadan Cadde rakaabka
Muqdisho (Raxanreeb ) In mudda ahba waxaa Garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ka jiray dhibaatooyin soo noq noqday oo ay la kulmayaan dadka rakaabka ah. War qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in aan la ogolaaan doonin in rakaabka lagu siliciyo gudaha Garoonka. Waxaa lagu sheegay qoraalka...
WARCUSUB : Dagaal ka dhacay Degmada Xarardheere & Khasaaraha jira
Xarardheere (Raxanreeb ) Warar – kala duwan ayaa ka soo baxaya , weerar dhaba- gal ah oo ka dhacay deegaano hoos yimaada degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Sida wararku sheegayaan, weerarkan oo ka dhacay deegaanka Cali -qaboobe oo qiyaastii 30 KM dhanka Koonfureed ka xiga Degmada Xarardheere waxaa lagu dilay 60 ka tirsan Shabaab. Maamulka...
MD Xasan Sheekh ‘’Doorasho dadban uma aadi doono Afisiyooni ‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay Dood-furan oo si toos ah ay shacabka Soomaaliyeed ugu soo weydiinayeen su’aalahooda la xiriira dowladnimada iyo waxqabadkiisa sannadkii tagay ayaa sheegay in doorashada soo aadan aan lagu laaban doonin Afisyooni. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in doorashada ka shaqeynteeda ay ay bilaabi doonaan sanadkaan 2023, taas oo...