Garoowe (Raxanreeb ) Ciidankii diidanaa doorashooyinka Puntland ayaa gabi ahaanba waxa ay caawa ay la wareegay qalabkii iyo sanaadiiqdii loo waday Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal. Wararka laga helayo Garoowe ayaa sheegaya in arintan ay ka dhalatay xiisad laguna howlan yahay sidoo xaalada loo dejin lahaa. Inkastoo xili habeen ah ay tahay haddana wali wax...
Day: May 23, 2023
Booliska Spain oo soo xiray eedeysanayaal la sheegay in ay cunsuriyad kula kaceen Vinicius Jr
Booliiska dalka Spain ayaa xabsiga dhigay saddex qof oo lala xiriirinayo inay ku lug lahaayeen cunsurinimo ay kula kaceen cayaaryahanka Real Madrid ee Vinicius Jr.
Dowladda Ingiriiska oo hadal cusub kasoo saartay ardayda wax-barashada u taga Uk
Ardayda ajnabiga ah ee wax ka barata Uk gaar ahaan kuwa doonaya shahaadada masters-ka ayaan awoodi doonin inay geeyaan xubnaha qoyskooda UK, iyada oo la raacayo xannibaadda socdaalka.
Natiijo laga gaaray khilaafka ‘’Doorashada’’ Puntland
Garoowe (Raxanreeb ) Wada- hadalo lagu doonayay in lagu dhameeyo xiisada doorashada ee deegaanada maamulka Puntland ayaa wax xooga ah horumar laga gaaray ka dib rashado dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay magaalada Garoowe. Maalmihii la sood dhaafay waxaa soconayay qorshe lagu doonayo in meesha laga saaro wax kasta oo salka ku hayay...
Khartuum : Duqeymo toos ah oo ka socda magaalooyinka SUDAN
Khartuum (Raxanreeb ) Duqeymo badan oo dhanka cirka ah iyo iska horimaadyo ayaa laga soo sheegay magaalooyin ka mid ah dalka Suudaan taas oo dhabar jab ku ah dadaaladii lagu doonayay in lagu qaboojiyo dagaalkaas. Magaalada iyo magaalooyin kale ayaa sidoo kale la sheegay in ay ka dhaceen duqeymo culus. Dadka ku sugan magaalada Khartuum...
Safarka Mahad Salaad New York ma xog dusin baa ?
New York (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxay , safar Taliyaha Hay’adda NIS Mahad Mohamed Salaad uu ku tagayo dalka Mareynkanka , halkaas oo ku joogi doono booqasho qaadan doonta dhawr cisho. Waxa la sheegay in Mahad uu tagi doono magaalooyinka New York iyo Washington DC, isagoo wadahadalo halkaasi kula leh madaxda...
Shirkadda Meta oo lagu eedeeyay in xogta Yurub ay u gudbisay Mareykanka
Shirkadda Meta oo lagu eedeeyay in xogta Yurub ay u gudbisay Mareykanka
Musharrixii saddexaad ee Turkiga oo si rasmi ah u taageeray Erdogan
Musharaxa Madaxweyne ee Isbaheysiga ATA Sinan Ogan ayaa ku dhawaaqay in uu taageeri doono Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Xisbiga AKP Recep Tayyip Erdogan wareega labaad ee doorashada Madaxtinimada.
Mucaaradka Turkiga “Erdogan iyo ninka taageerayba waxa ay iibinayaan dalkeenna quruxda badan”
Kılıçdaroğlu: Way cadahay cidda u janjeerta inay iibiso dalkan quruxda badan iyo cidda doonaysa inay iibiso.