Day: June 17, 2023

Home » Archives for June 17, 2023
Gabdho Soomaaliyeed oo Ku Geeriyootay Shil Ka Dhacay Mareykanka
Post

Gabdho Soomaaliyeed oo Ku Geeriyootay Shil Ka Dhacay Mareykanka

Washington (Raxanreeb ) Shan hablood oo Soomaali ah ayaa ku geeriyooday shil Gaari oo ka dhacay dalka Maraykanka, shilkaan ayaa yimid kadib markii gaari uu kusoo bareeg goostay goob ay isugu yimaadaan dadka Soomaaliyeed. Shilkan ayaa ka dhacay magaaladda Minneapolis gaar ahaan agagaarka suuqa Karmel Mall,halkan ayaa ah goob ay isugu yimaadaan dadka Soomaaliyeed. Hablaha...

Wasiir Doodishe  oo ka hor yimid faragalinta Xamse ee Gedo
Post

Wasiir Doodishe  oo ka hor yimid faragalinta Xamse ee Gedo

Muqdisho (Raxanreeb ) Wasiirka amniga  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo deegaan ahaana ka soo jeeda gobolka Gedo ayaa ka biyo diiday maamulka  uu riixayo Axmed Madoobe ee gobolka Gedo. Wasiir Axmed Sheikh Cali [Doodishe] ayaa sheegay in magacaabista maamulka cusub ee Gedo ee dhanka Axmed Madoobe  xiisad  ay ka dhalisay gobolka Gedo ilaa iyo hadda-na ay...

DABAGAL : Imaaraadka oo markii ugu horeysay duqeyn ka fuliyay Soomaaliya
Post

DABAGAL : Imaaraadka oo markii ugu horeysay duqeyn ka fuliyay Soomaaliya

Muqdisho (Raxanreeb ) Diyaarado dagaal oo ay leedahay Dowladda Imaaraadka carabta ayaa duqeymo ka fuliyay deegaano ka mid ah gobolka Shabeellaha hoose. Waa markii ugu horeysay oo diyaaradaha imaaraadka duqeymo sidan oo kale ah ay ka fuliyaan  meel ka mid ah dalka. Sida la sheegay duqeymahan ayaa lala eegtay xarumo ay ku sugnayeen xubno ka...

Guddoomiye ka mid ah maamulka Walawayn oo Aano qabiil loo dilay
Post

Guddoomiye ka mid ah maamulka Walawayn oo Aano qabiil loo dilay

Walawayne (Raxanreeb ) Xiisad ka dhalatay dilka Guddoomiye ku xigeenkii Arrimaha Bulshada ee  Degmada Walawayn ee Shabeellaha hoose ayaa ka taagan maanta degmadaas. Sida wararku ay sheegayaan dilka Guddoomiye ku xigeenka Marxuum Haashim Maxamed Shareere ayaa salka ku haya , aano qabiil waxaana xaaladu ay tahay mid hubinti la’aan ah. Wararka ayaa sheegaya in guddoomiyaha...

Saameyn ka dhalatay fataahada wabiga Shabeelle
Post

Saameyn ka dhalatay fataahada wabiga Shabeelle

Jowhar (Raxanreeb ) Wararka ka imaanaya Gobolka Sh/Dhexe aya sheegay in wabiga Shabeelle uu ku Fatahay in ka badan 72 tuullo  oo bari kaga began Degmada Jowhar. Fatahaadda wabiga ayaa saameyn ku yeeshay deegaanka Balcaano ay hoostagaan72 tuullo ,waxaana halkaasi ku baaba’ay dhulbeereed aad u ballaaran oo ay adeegsan jireen dadka danyarta ah ee ku...