Day: June 27, 2023

Home » Archives for June 27, 2023
Ajaaniib ka tirsan Daacish oo lagu qabtay Buuraha Galgala ee Gobolka Bari
Post

Ajaaniib ka tirsan Daacish oo lagu qabtay Buuraha Galgala ee Gobolka Bari

Boosaaso (Raxanreeb ) Ciidanka amniga magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa lagu soo waramayaa in howlgal ay ka fuliyeen dhulka Buuraha Galgala ay gacanta ku soo dhigeen sarkaakiil ka tirsan Al- Shabaab. Laamaha amniga magaalada Boosaaso ayaa sheegay in howlgalkan uu ka dhacay , buuraleyda Camaamo ee degmada Balli-dhidin ee Gobolka Bari, kadib xog ay...

PUNTLAND  oo  dib u heshiisiin u samaynaysa beelo ku dagaalamay Mudug
Post

PUNTLAND  oo  dib u heshiisiin u samaynaysa beelo ku dagaalamay Mudug

Gaalkacyo (Raxanreeb ) Masuuliyiin ka  tirsan maamul goboleedka Puntland ayaa dadaal   ugu jira sidii loo xalin lahaa laba beelo oo walaala ah kuwaas oo in muddo ah u dhaxeeyay khilaaf sababay gacan ka hadal iskuna bedelo gacan ka hadal. Guddoomiyaha Gobolka Mudug  ee Puntland Faysal Sheekh Cali ayaa safar  iyo masuuliyiin kale ayaa lagu soo...

‘’Ciidanka Kenya way sii joogaan Soomaaliya’’ – William Ruto
Post

‘’Ciidanka Kenya way sii joogaan Soomaaliya’’ – William Ruto

Nairobi (Raxanreeb ) Howlgalka ATMIS oo markiisii hore ka yimid AMISOM ayaa hadda waxa socda sidii loo dhimi lahaa ciidanka si ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay ula wareegaan amniga guud ahaan dalka. Waxaa bar barsocda qorshan talaabooyin kale oo la doonaya in gudaha dalka  ay kaga howlgalaan  ciidamo kale oo ka socda wadamada safka hore...

Muslimiintii ugu badanayd  oo  bilaabay acmaasha xajka
Post

Muslimiintii ugu badanayd  oo  bilaabay acmaasha xajka

Riyadh (Raxanreeb ) Maanta oo Talaad ah In ka badan laba milyan oo xujay ah ayaa taagan buurta Carafa, si ay u gutaan rukniga ugu weyn arkaanta xajka , iyadoo muslimiin badan oo caalamka ku nool  maanta ay sooman yihiin intooda badan. Dadka Islaamka ee maanta taagan banka cafaro waxaa ka mid ah kumaan dad...