Duqa magaalada Derna ayaa sheegay in tirada dadka ku dhintay magaalada ay cagacagaynayso 18 kun illaa 20 kun oo qof, isagoo caddeeyay in dadka magaalada ku nool ay ahaayeen 100 kun oo qof, dhulka baaba’ayna lagu qiyaasay 100 km.
Day: September 17, 2023
Xuseen Sheekh muxuu ka yiri Laftagareen
Agaasimihii hore ee madaxtooyada Soomaaliya, Xuseen Sheekh Maxamuud, haatana ah musharax madaxweyne oo u taagan Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan maamulkaas iyo doorashada kusoo foodka leh.
Soomaaliya oo ka qeybgaleysa Shir ka dhacaya Vietnam
Xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Sagaalad ee xildhibaannada dhallinyarada Adduunka oo ka furmay dalka Vietnam.
Dhaawaca Senator Cabdi –qaybdiid oo dibada loo qaaday miyuu culus yahay ?
Istanbul (Raxareeb ) Maalmo ka hor qarax ismiidiima ah oo waxyeelo u gaystay masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa kooxda Al- Shabaab waxa ay ka gaysteen deegaano ka mid ah Gobolka Mudug. Masuuliyiinta waxyeelada soo gaartay waxaa ka mid ah Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid iyo dhabanacad Madaxwaynaha...
R/W Xamza oo u dhoofay Mareykanka muxuu yahay jeedka ?
New York Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada New York ee Xarunta Qaramada Midoobay oo ay ka qaybgalayaan Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka hadli doona waxa Soomaaliya uga qabsoomay ahdaafta dhinaca horumarka ee Caalamku degsaday gaar...
Somalia’s War Against Al-Shabaab: A Call for Unity and Support”
In a critical move to ensure Somalia’s long-term stability and security, President Dr Hassan Sheikh Mohamoud has declared war against the notorious extremist group, Al-Shabaab. This decisive action calls for unified support from various segments of Somali society. Here’s why parliament, politicians, civil society, religious leaders, youth, and women should rally behind the President’s initiative....
30 al-Shabaab terrorists killed, villages liberated in army operation in central Somalia
The Somali army killed at least 30 al-Shabaab terrorists during a military operation on Saturday and liberated two villages from the al-Qaeda-affiliated terror group with the help of locals in the central state of Galgadud, the Information Ministry said. “The National Army and the brave local people have liberated the areas of Sargo and Qodqod...
Somali PM: Nearly 20 years of fighting al-Shabab
Premier Hamza Abdi Barre discusses why, despite the international support for the army, al-Shabab remains powerful. For almost two decades, Somali forces, backed by the international community, have been fighting al-Shabab But despite international support, the armed group remains influential in the south and centre of Somalia. Now, the government is launching a sweeping offensive...
Somalia’s Digital ID Revolution: A journey from standstill to progress
WASHINGTON — For more than three decades, Somalia’s digital identity system remained stagnant, untouched by the major technological changes sweeping the globe. That standstill is now coming to an end, says Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre. In a historic move, Barre convened a two-day conference in Mogadishu on Saturday, marking the official return of...
Atmis exit now spreads burden of fighting Shabaab to neighbours
The continued withdrawal of troops under the African Transition Mission in Somalia (Atmis) could spread the burden of countering violent extremism to the region, making it an eastern African problem. And that may signal both success and new challenges for a region that had tried to put out the Al Shabaab problem at the source....