Day: September 21, 2023

Home » Archives for September 21, 2023
Biden oo u digay Netanyahu kadib kulankoodii ugu horreeyey
Post

Biden oo u digay Netanyahu kadib kulankoodii ugu horreeyey

Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Arbacadii kula kulmay magaalada New York ra'iisal wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu, si uu ugala hadlo qodobo ay ka mid yihiin tallaabooyinka deegaan ballaadhsiga ah ee ay Israa'iil ka waddo daanta galbeed ee la haysto, iyo isku dayada uu doonayo inuu wax kaga bedelo nidaamka garsoorka ee dalkaas, kuwaas oo dhaleecayn xooggan kala kulmay shacabka dalkaas.

Askar dhac geysanaayay oo gacanta lagu soo dhigay
Post

Askar dhac geysanaayay oo gacanta lagu soo dhigay

Muqdisho (Raxanreeb ) booliiska qeybta gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa ka howlgala deegaanka Garasbaaley ayaa gacanta ku dhigay askar katirsan ciidanka xoogga dalka oo dad shacab ah dhac iyo dhibaatooyin kalaba u geesanayay. Sidoo kale, Ciidanka booliiska ayaana ku guuleestay in ay qabtaan saddex nin oo la sheegay in ay katirsan yihiin ciidanka xoogga dalka,...

DF oo go’aan ka soo saartay ka ganacsiga Gargaarka
Post

DF oo go’aan ka soo saartay ka ganacsiga Gargaarka

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gabi ahaan mamnuucday in laga ganacsado gargaarka bini’aadannimo ee dalka la keeno, kaddib warsaxaafadeed ay si wada jir ah u soo wada saareen Hay’adda Maareynta, Wasaaradaha Gargaarka Dowladd Goboledyada dalka iyo Gobolka Banaadir. Go’aanka ka soo baxay Dowladda Soomaaliya, Wasaaradaha gargaarka maamul gobaleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa...

Itoobiya oo shaaca ka qaaday dilka 462 AS ah + howlgal socda
Post

Itoobiya oo shaaca ka qaaday dilka 462 AS ah + howlgal socda

Addis Ababa (Raxanreeb ) War  ka soo baxay Dowladda Itoobiya ayaa looga hadlay weerar la sheegay in kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen kolonyo ay lahaayeen ciidanka Itoobiya oo qayb ka ah howlgalka ATMIS kuwaas oo ku sugan koonfurta dalka. In weerarkaas ay ku dhinteen in ka ka badan 462 dagaalame isla markaana ay jiraan...