Adis Ababa (Raxanreeb ) Midowga Afrika ayaa la sheegayaa inay ka biyo diideen codsiga Villa Somalia ee ah in la hakiyo bixitaanka ciidanka ATMIS kuwaas oo qorshuhu yahay in dalka ay ka baxaan dhamaadka bishan September . “Macquul ma aha inaad sidaad u hurdeysay aad soo toosto labo toddobaad ka hor bixitaanka ciidanka ATMIS,” ayaa...
Day: September 23, 2023
Why Somalia is Poised to Win the War Against Al-Shabaab
Reflecting on the ongoing battle against Al-Shabaab in Somalia, there is a beacon of hope and optimism. For nearly two decades, this ruthless terrorist organisation has plagued our nation, causing untold suffering and bloodshed. However, under President Hassan Sheikh’s leadership, Somalia has a better chance to defeat this menace and usher in a new era...
Qarax ismiidaamin ah oo gilgilay Beledwayne- Hiiraan
Beledwayne (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaraya – magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax xoogan kaas oo ruxay xaafadaha magaaladaas. Waxa lagu soo waramayaa in qaraxan loo adeegsaday gaari lagu soo raray waxyaabaha qarxa. Goobjoogayaal ku sugan magaalada Beledwayne ayaa sheegay in qaraxa uu si gaar ah uga...
Mareykanka oo xiray nin ‘u basaasayey Itoobiya’
Qandaraasle kasoo shaqeeyey Waaxda Arrimaha Dibedda iyo tan Cadaaladda ee Mareykanka ayaa loo xiray eedeymo ku saabsan inuu u basaasay dal kale, oo la rumeysan yahya inuu yahay Itoobiya.
RW Xamse oo la kulmay Madaxweyne Biden iyo Xoghayaha Guud ee QM Antonio Guterres
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay kula kulmay madax sarsare oo ay ka mid yihiin, Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, Wasiirka arrimaha debedda ee Imaaraadka Carabta iyo madax kale.
Maxay ka dhigan tahay khariiradda Bariga Dhexe ee Netanyahu kusoo bandhigay Golaha Qaramada Midoobey
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa khudbad ka hor jeediyay kalfadhiga 78-aad ee golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, waxa uu ku saabsanaa rajada iyo saameynta ay ku yeelan karaan caadiyeynta xiriirka iyo nabadda dalalka Carabta, iyo doorka ay ku leedahay isbeddelka Bariga Dhexe.
IPI: Heynta Bulbul waxay xadgudub ku tahay Dastuurka Soomaaliya
VIENNA (Raxanreeb) Shabakadda caalamiga ah ee IPI waxay cambaaraynaysaa xarigga sharci darrada ah ee lagu hayo weriye Maxamed Ibraahim Cismaan Bulbul ee Soomaaliya, waxayna mar kale ugu baaqaysaa maamullada inay ka fogaadaan beegsiga suxufiyiinta si ay shaqadooda u wataan. 17-kii Agoosto, saraakiil dhar cad ah oo ka tirsan nabadsugidda ayaa xiray oo xiray Bulbul xilli...
IMF oo ka hadashay deyn halka ay marayso dayn cafinta Soomaaliya.
New York (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York, Agaasimaha Sanduuqa Lacagta Adduunka IMF, Mahmoud Mohieldin. Kulanka ayaa looga hadlay dadaalka dowladda ay ku waddo dib u habeynta nidaamka dhaqaalaha dalka, la dagaallanka musuqmaasuqa iyo u diyaargarowga barnaamijka deyn cafinta kadib....
Ruto holds talks with US Secretary of State Blinken over Sudan, Haiti
Kenya’s President William Ruto met with US Secretary of State Antony J. Blinken on the sidelines of the ongoing 78th session of the United Nations Assembly where they discussed peace in Sudan, Haiti and the East African region. The Secretary reaffirmed US’ shared democratic values and welcomed the deepening economic partnership between the United States...
Expert says tension at Oromo-Somali border may turn to ethnic conflict
The recent conflict caused by disputes on khat tax collection in bordering areas of Somali and Oromia Regions has created tension, sources said. Wazema reported here today that the conflict took an ethnic form after the armed forces from the Oromia side wearing uniforms of the Special Forces of Oromia Region attacked the Somali Internally...