Day: November 15, 2023

Home » Archives for November 15, 2023
Xasan Sheekh oo u safray Burundi
Post

Xasan Sheekh oo u safray Burundi

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ah safar ku tagay dalka Burundi, halkaas oo uu kulammo ku saabsan dardargelinta dagaalka ka dhanka ah kooxda A-lshabaab iyo dadajinta dhammeystirka xubinnimada Soomaaliya ee uruurka EAC kula qaadanayo Madaxweynaha dalkaas Évariste Ndayishimiye, sida ay shaacisay madaxtooyada Villa Soomaaliya.

Israel oo gudaha u gashay Isbitaalka Al-Shifa ee Gaza
Post

Israel oo gudaha u gashay Isbitaalka Al-Shifa ee Gaza

GAZA (Raxanreen ) Wararka laga helayo GAZA ayaa sheegaya in ciidanka Israa’il maanta oo arbaca ah  gudaha ay u – galeen mid ka mid ah isbitaalada ku yeela marinka GAZA halkaas oo ay duqeymo ka dhacayaan. Duqeymahan ayaa waxa ay ka dhaceen Xarunta Isbitaalka al-Shifa halkaas oo marar badan ay ka dhaceen duqeymo ay ka...

Qurbojoog  lagu dilay Muqdisho- Boolisku maxaa talaaba ah ay qaadeen ?
Post

Qurbojoog  lagu dilay Muqdisho- Boolisku maxaa talaaba ah ay qaadeen ?

Muqdisho (Raxanreeb ) waxa magaalada Muqdisho lagu toogtay Ibraahim Iman oo loo yaqaan (Dibad), oo ka mid ahaa qurba joogta ka yimid dalka dibadiisa Dilkan muwaadinka waxa ka daneeyay koox hubaysan kuwaa soo beegsaday marxuunka isaga oo ku sugnaa banaanka gurigiisa oo ku yaala degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho. Dilkan ayaa si gaar ah uga...

Guri leeyihiin ehelka Madaxwaynaha Dowladda Federaalka oo qarax lala eegtay
Post

Guri leeyihiin ehelka Madaxwaynaha Dowladda Federaalka oo qarax lala eegtay

Muqdisho (Raxanreeb ) Sida ay ku warameen dad goobjoogayaal ah qarax ayaa lala eegtay guri ay degnayeen qaar ka mid ah ehalada Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Guriga la qarxiyay  waxa  uu ku yaala degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho , halkaas oo qaraxa ka dib ay gaareen ciidan ka tirsan Dowladda Federaalka  ah ee Soomaaliya....