Day: December 12, 2023

Home » Archives for December 12, 2023
WAREEGTO : DENI oo Magacaabay Guddiga amniga Doorashada
Post

WAREEGTO : DENI oo Magacaabay Guddiga amniga Doorashada

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 68 ee 12-da December 2023 kuna saabsan Guddiga Amniga Doorashada. Madaxweynaha Dawladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiis 80-aad Markuu arkay: Aqoontooda, kartidooda, iyo waayo-aragnimadooda. Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo in la adkeeyo ammaanka mudada doorashadu socoto. Wuxuu...

Madaale oo Dooxa kula kulmay Danjire Doodishe
Post

Madaale oo Dooxa kula kulmay Danjire Doodishe

Guddoomiyaha goboka Banaadir ahna duqa caasimadda Muwdisho, mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maalmahaan safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta booqasho ku tagay safaaradda DFS, ee dalka Qatar.

Xuutiyiinta oo weeraray Markab ku sii jeeday Israa’iil
Post

Xuutiyiinta oo weeraray Markab ku sii jeeday Israa’iil

Sanca (Raxanreeb ) Kooxaha   xuutiyiinta ee awoodda ku leh  Yeman ayaa gantaal ku dhuftay Markab laga leeyahay dalka Holand oo marayay badda cas sida ay ku warameen warbaahinta dalkaas. Sida ay ku warantay warbaahinta waxaa Markabkan ayaa  lagu weeraray gantaal nuuca loo yaqaan  cruise-ka kaas oo laga tuuray gudaha dalka Yeman. Taliska dhexe ee ciidamada...

Muxuu ka dhigan yahay heshiiska shirkada Shisheeye ku dhisayso Dekada Hobyo ?
Post

Muxuu ka dhigan yahay heshiiska shirkada Shisheeye ku dhisayso Dekada Hobyo ?

Hobyo (Raxanreeb ) Degmada Hobyo ee gobolka  Mudug waxaa ka qabsoomay kulanka  Golaha wasiirada maamulka Galmudug oo looga hadlayo arrimo ku saabsan , dhismaha dekada Hobyo. Waxaa shir gudoomiyay Madaxwaynaha maamulkaas Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor  waxaana ku sugnaa inta badan xubnaha Golaha wasiiradda. Heshiiska ay wada gaareen , shirkad dhisaysa Dekada Hobyo ee  Mudug iyo...

FAROOLE  oo biiray xal ka gaarista khilaafka doorasho ee Puntland.
Post

FAROOLE  oo biiray xal ka gaarista khilaafka doorasho ee Puntland.

Garoowe (Raxanreeb ) MagaaladaGaroowe ee Puntland waxaa ka bilowday dadaalo kale oo lagu doonayo in lagu dejiyo xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay hubinta la’aanta siyaasadeed ee doorashada Magaalada waxaa ku sugan oo kulamo siyaasadeed ka wada Madaxwaynihii hore ee maamulkaas Cabdiraxmaan Faroole oo ah Senator ka tirsan Aqalka saree e Barlamaanka Soomaaliya. Sidoo kale Madaxweynaha...