Muqdisho (Raxanreeb ) Bangiga Adduunka iyo Hay’adda Lacagta adduunka ee IMF ayaa goordhow si wadajir ah ugu dhawaaqay in Soomaaliya laga cafiyey lacagihii deymaha ahaa ee lagu lahaa sanado badan kaddib dadaallo sanado socday iyo shuruudo badan oo Soomaaliya ka soo gudubtay. Barnaamijka geediga deyn cafinta Soomaaliya ayaa soo billowday sannadkii 2012 inkasta oo si...
Day: December 13, 2023
Maax oo xilka loogu qaaday ‘’Buuqii’’ uu ka dhaliyay lahjadda Maayga darteeda
Muqdisho (Raxanreeb ) Buuq badan ayaa ka dhashay hadal qoraal ah oo ka soo baxay Akadeemiyada Fanka iyo Suugaanta kaas oo salka ku hayay in Dastuurka laga saaro lahjada Maayga. Siyaasiin badan ayaa dalbanayay in Dowladdu talaabo ay ka qaado shaqsiyaadka ku lugta leh in warqadadaas ay ka soo baxdo Akeediyada taas oo keentay in...
HIIRAAN : Gargaar loogu tala galay ,Qoysas tabaalaysan oo la dhacay
Beledwayne (Raxanreeb ) Sida ay ku warameen dadka deegaanka koox hubaysan ayaa dhac u gaysatay raashiin la doonayay in lagu samatabixiyo Qoysas saamayn ay ku yeelatay roobkii ka da’ay dalka. Raashiinkan oo ay dirtay Hay’adda maareynta iyo masiibooyinka Qaranka ayaa ku sii jeeday deegaanada gobolka Hiiraan , halkaas oo ay ka jirto masiibada ay sababeen...
Kenya oo u dabaal degtay 60 sano guurada xornimada & Ruto oo ka hadlay canshuurta
Madaxweynaha Kenya ayaa Talaadadii shalay difaacay canshuuraha badan ee ay dowladdu dhowaan ku soo rogtay, isaga oo ku tilmaamay "wax-u-hurnimo lama huraan ah" si dalka looga caawiyo wax ka qabashada deynta dibadda ah oo hadda maraysa $70 bilyan.
Sawirro: SoDma oo gargaar u dirtay Jalalaqsi
Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo fulisay codsi kaga yimid degmada Jalalaqsi ee gobolka hiiraan taas oo ahayd in ay u baahiyiin shacabka ku dhaqan halkaasi gargaar si loo gaarsiiyo, deegaanadaasi oo saameeyn xooggan ku yeelatay fataahada xooggan ee ka dhacday dalka.
DURBA : Guddi uu magacaabay DENI oo la diiday.
Garoowe (Raxanreeb) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa magaacabay Guddiga amniga doorashooyinka iyo khilaafka , kaas oo qayb ka ah Guddiyada doorashooyinka. Guddigan ayaa si gaar ah ugu shaqayn doono arrimaha amniga doorashooyinka sida lagu sheegay war ka soo baxay xafiiska Madaxwaynaha waqtiga uu ka sii dhamaanayo ee Saciid Cabdullaahi DENI. Shir magaalada...
Prominent civil society icons assassinated in central Somalia thanks to influx of weapons
In a tragic turn of events on the globally celebrated Human Rights Day, central Somalia was marred by violence as armed clan militias claimed the lives of two prominent figures in the region. The victims, religious teacher Liban Hassan Osman and his brother Dr. Ahmed Hassan Osman, were mercilessly shot dead in Ilix, near Guriceel...
Q.M ”Waxaa ka sii daraysa xaaladda GAZA , haloo joojiyo xabadda”
NewsYork (Raxanreeb) Golaha amniga ee Qaramada Midoobay ayaa markale ku baaqday in la joojiyo xabada ka sii socoto marinka GAZA halkaas oo ay ka taagan tahay xaaladii ugu darnayd. Golaha oo fadhi gaar ah ku yeeshay NewYork ayay ku sheegeen in ay ka walaacsan yihiin , xaalada ka sii daraysa iyo dhimashada sii siyaasadayso eek...