Day: January 8, 2024

ASKAR Dowladda oo ku dagaalamay nawaaxiga Wasaradda Gaashaandhigga.
Post

ASKAR Dowladda oo ku dagaalamay nawaaxiga Wasaradda Gaashaandhigga.

Muqdisho (Raxanreeb )  Ciidan ka wada- tirsan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa iska hor imaadyo  hubaysan waxay ku dhaxmareen waddooyin ka mid ah magaalada Muqdisho. Iska hor imaadkan waxa uu ka dhacay meel  kaabiga ku haysa Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya halkaas oo ay ku dagaalameen ciidan boolis ah  iyo kuwa militiri. Inta uu socday dagaalkan...