Mambasa (Raxanreeb) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ku qabsoomay shir looga hadlayay arrimaha amniga wadamada Bariga Afrika , kaas oo ay ka qayb galeen dalal ay ku jirto Soomaaliya. Waxa uu ka dhacay shirkan magaalada Mambasa ee dalka Kenya halkaas oo xubnaha ay isku waydaarsadeen xogaha la xiriira arrimaha amniga Qaaradda. Madaxda ka qaybgalaysa...