Muqdisho (Raxanreeb ) –Maalinta beri oo isniin ah xildhibaanada Golaha shacabka ayaa lagu wadaa in ay fadhi ku yeesheen xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho Kulankan ayaa aad isha loogu hayaa , waxaana jirta cabsi ay qabaan mudanayasha Golaha Shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya , qaarkood oo aan la hadalnay ayaa ka gaabsaday in ay nala...
Day: February 4, 2024
ATMIS oo baneynaysa saldhigyo muhiim ah & go’aan ay soo saareen.
Muqdisho (Raxanreeb ) Howlgalka ATMIS ayaa bilaabay ka bixitaanka wajiga labaad ee howlgalka ka bixitaanka guud ahaan dalka sida dalka. Saraakiil ka tirsan ATMIS ayaa sheegay in dhawaan ay ka bixi doonaan ilaa todobo saldhig oo ku – yaalla koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Warsaxaafadeed ey soo saareen ciidanka ATMIS ayey ku sheegeen in wijiga labaad...
Golaha amaanka ‘’ Soomaaliya & Itoobiya khilaafkooda ha xaliyaan’’.
NewYork (Raxanreeb ) Fadhi xubnaha Golaha ammaanka ay ku yeesheen magaalada NewYork ee dalka Mareykanka ayay markale uga hadleen xaaladda guud ahaan wadamada gobolka. Waxa ay si gaar ah diirada ay u saareen xiisada siyaasadeed ee ka dhaxeysa Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo cirka isku sii shareeraysa loona baahan yahay in la dhameeyo. Amb. Meles...
Dab ka kacay kaymo ku yaala Jili oo ay ku dhinteen 51 qof
Dab ka kacay kaymo ku yaala bartamaha dalka ku yaala Laatin Ameerika ee Jili ayaa waxa ku dhintay 51 qof, iyadoo ay kordhi karto tirada dhishamada sida laga soo xigtay masuuliyiinta wadankaasi Sabtidii.
Xamaas oo dalbatay in Israel ay sii deyso hogaamiye ay Falastiiniyiintu u yaqaanaan Nelsan Mandela-hooda
Waxa ay Falastiiniyiinta qaarkood u arkaan Nelson Mandela-hooda, waana musharraxa ugu cadcad ee mustaqbalka noqon doona madaxweynahooda. Waa maxbuuska ugu magaca weyn eek u jira xabsiyada Israa’iil.
Booliska Soomaaliya oo soo badbaadiyay wiil saddex sano jir ah oo…
Booliska Soomaaliya, oo soo bad baadiyay wiil yar oo saddex sano jir ah, kaas oo loogu xiray dhaqan celin guri ku yaalla degmada Xamarjabab, ee magaalada Muqdisho.