Muqdisho (Raxanreeb ) Booliska Soomaaliya oo si rasmi ah u shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen ninkii nolosha ku gubay xaaskiisa ee eedeysane Sayid -Cali Macalin Daa’uud. Sidoo kale waxaa lala qabtay laba eedeysane oo kale oo gacan ku siinayay in uu cadaalada ka baxsado. Eedeysanaha ayaa ku dhuumaalysanayay dhul ballaaran oo isku xira Gobolada...
Day: February 5, 2024
Xildhibaanada ma waxay diidan yihiin go’aanada madasha wadatashiga Qaran ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Xildhibaanada Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliay ayaa maanta oo Isniin ah waxa ay kulan adag ka yeesheen arrimaha masiiriga ee dalka. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga 4-aad Kulankiisa 15-aad ee Golaha Shacabka. Waxaana kulanka goob joog ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka Kowaad...
PUNTLAND : Koox burcad badeed ah oo gacanta lagu dhigay.
Garoowe (Raxanreeb ) Koox la rumaysan yahay in ay ka tirsan yihiin kooxaha burcadbadeeda Soomaalida ayaa lagu soo waramayaa in gacanta lagu dhigay kuwaas oo qorshaynayay in ay fuliyaan weeraro. Howlgal ay fuliyeen ciidanka ayaa la sheegay in gacanta ay ku soo dhigeen kooxdan oo hubaysanaa hub fudfudud iyo kuwo culus sida ay sheegeen saraakiisha...
BBC journalist paid to help at least 15 Somali criminals fight deportation from Britain
A BBC editor was hired as an expert witness to help at least 15 Somalian criminals fight deportation and remain in the UK, it has emerged. Mary Harper, Africa editor for the BBC’s World Service, was paid to give expert evidence for Yaqub Ahmed, a Somali gang rapist, during his five-year legal battle to remain...
NABADOON , caan ah oo Muqdisho lagu dilay & shaqsiyaad loo hayo.
Muqdisho (Raxanreeb ) Koox hubaysan ayaa maanta degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ku toogtay nabadoon caan ka ahaa magaalada Muqdisho. Koox hubeysan ayaa toogtay Nabadoon Muuse Harun Aadan (Muuse Maquuni) oo katirsan wax-garadka beesha Gaaljecel, waxaana nabadoonka lagu dilay xaafad katirsan degmada Dayniile. Dilka ka dib waxaa goobta isaga baxsay kooxdii weerarkan fulisay waxaana maydka...
Dad Oromo ah oo xalay lagu dilay degmada Beledxaawo
Warar dheeraad ah, oo kasoo baxaya degamada Baladxaawo, ayaa sheegaya in 6 qof oo ka soo jeeda qowmiyada Oromada, ee dalka Itoobiya iyo qof Soomaali ah ayaa xalay lagu dilay degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya.
Maxaa ka jiro in ciidamada dowladda ay kasoo baxeen Ceeldheer
Taliska ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa beeniyay wararka sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay dib uga soo baxeen degmada Ceeldheer, kuwaas oo la baahiyay in ay gadood uga soo baxeen deegaankaasi.
Madaxweynihii Namibia oo u geeriyooday xanuunka Kansarka.
Namibia (Raxanreeb ) Madaxweynaha dalka Namibia Hage Geingob ayaa ku geeriyooday isbitaalka Lady Pohamba ee caasimadda Windhoek halkaas oo lagu daweynayay. Hagr ayaa geeriyooday isaga oo da’diisu tahay 82 jir, dalkaan ayuu soo hoggaaminayay tan iyo markii uu qaatay xoriyaddiisa sanadakii 1990-kii uu dal noqday. Geeridiisa waxa ku dhawaaqay Madaxweyne Kuxigeenka wadankaasi Nangolo Mbumba, wuxuu...
Xamaas oo meel adag ka istaagtay xabad joojin ka dhaqangasha GAZA.
Gaza (Raxanreeb ) In mudda ahba waxaa socotay waan – waan lagu doonayay in xabad joojin ay ka dhaqan gasho marinka GAZA halkaas oo ay ka sii socdaan dueymaha Israa’il ay ku beegsanayaan dadka rayidka ah. Waan-waantan waxa ay ka socotay magaalada Paris ee dalka Faransiiska , halkaas oo dalalka reer Galbeedka ay ka wadeen...
Ciidan mushaar la’aan ugu baxay deegaano ay kala wareegeen AS.
Ceelbuur (KAAB ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa bilaabay inay dib ugu soo baxaan deegaano badan oo ka mid ah gobolka galgaduud ee bartamaha dalka. Deegaanada ciidanka Dowladda ay isaga baxeen waxaa ka mid ah degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud halkaas oo ka mid ah deegaanadii ciidanka ay kala wareegeen kooxda Al- Shabaab . Ciidanka ayaa...