Muqdisho (Raxanreeb ) Tiro hoobiyaal ah ayaa la soo warinayaa in ay ku soo dheceen aagga Masjidka Abuu-Hureyra , Hormuud illaa Xareed ee Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah ayaa xaqiijiyay in ay jiraan khasaaro ka dhashay Weerarkan hoobiyaasha ah ee maanta ku dhacay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Illaa lix qof ayaa...
Day: February 6, 2024
Home » Archives for February 6, 2024
Post
February 6, 2024February 6, 2024Warar
AAW ‘’ Masiirka ummadda wuu ka wayn yahay wax la qariyo ‘’.
Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa lagu wadaa in magaalada Garoowe ee Puntland uu ka dhaco shir dib u heshiisiin ah oo gogogashiisu u dhigay Madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Gogoshan waxaa dhinacyada ka qayb galaya ka mid ah madaxdii hore , iyo xubnaha maamul goboleedyada si ay iskula eegaan waxyaabaha muhiim u ah masiirka shacabka...
Post
February 6, 2024February 6, 2024Warar
Suuqa Bakaaraha oo maanta xiran & banaanbax halkaas ka dhacay.
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Talaada ah waxaa xiran dhamaan goobaha ganacsiga suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay isugu soo baxeen gacansatada. Ganacstada ayaa ka cabaysa dhibaatooyin ay sheegeen in ay ku qabaan lacag xad dhaaf ah oo laga qaado taas oo ay tilmaameen in ay xamili waayeen sidaas darteeda ay u xireen...