Day: February 11, 2024

Home » Archives for February 11, 2024
BFS oo Beri yeelanaya  dood ku saabsan wax ka beddelka dastuurka- BUUQ jira!
Post

BFS oo Beri yeelanaya  dood ku saabsan wax ka beddelka dastuurka- BUUQ jira!

Muqdisho (Raxanreeb ) –Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa maalinta beri oo Isniin ah yeelanaya kulan ay uga hadlayaan wax ka bedelka Dastuurka KMG ah oo buuq badan uu ka jiro. Labada Aqal ee Barlamaanka ayaa loo madlan yahay in arrintan dood adag ay ka yeesheen waxaana jira xildhibaano aad u diidan wax ka bedelka...

Post

African Union (AU) Special Representative Visits African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Personnel Admitted in Nairobi Hospitals

NAIROBI, Kenya, February 11, 2024/APO Group/ —  The African Union Special Representative for Somalia and Head of ATMIS, Ambassador Mohamed El-Amine Souef, has visited ATMIS personnel admitted to various hospitals in Nairobi, Kenya. The visit aimed to boost the morale of ATMIS personnel who are evacuated from the mission area in Somalia, to Kenyan hospitals...

Post

Deputy Amir sends condolences to King of Bahrain

Doha, Qatar: The Deputy Amir HH Sheikh Abdullah bin Hamad Al Thani sent a cable of condolences to his brother, HM King Hamad bin Isa Al Khalifa of the sisterly Kingdom of Bahrain, on the martyrdom of an officer from the General Command of the Bahrain Defense Force in the city of Mogadishu in the...

Nageeye Ali Khalif: Lecturer by day, Al-Shabaab agent by night
Post

Nageeye Ali Khalif: Lecturer by day, Al-Shabaab agent by night

Nageeye Ali Khalif, a former lecturer at Somali National University (SNU), has made waves with his recent announcement of joining the Al-Shabaab terrorist group. In an hour-long interview aired on jihadist radio, the 30-year-old Hargeisa-native declared his allegiance to Al-Shabaab and proclaimed a “jihad on Abyssinia,” referring to Ethiopia, and the western countries that support...

Al-Shabab claims attack in Somali capital that killed 3 Emirati troops and 1 Bahraini officer
Post

Al-Shabab claims attack in Somali capital that killed 3 Emirati troops and 1 Bahraini officer

The Al-Qaeda-linked militant group Al-Shabab claimed an attack that killed three Emirati troops and a Bahraini military officer on a training mission at a military base in the Somali capital, authorities said Sunday. The attack Saturday targeted the troops at the General Gordon Military Base in Mogadishu. Details about the attack and whether it killed others remained...

UAE ‘’Sarkaal kale oo dhaawac ahaa ayaa geeriyooday ‘’-WARAR CUSUB.
Post

UAE ‘’Sarkaal kale oo dhaawac ahaa ayaa geeriyooday ‘’-WARAR CUSUB.

Abu Dhabi (Raxanreeb ) Imaaradka carabta waxaa maanta oo Axad ah la geeyay mayd saraakiil tababar siinayay ciidanka Dowladda Soomaaliya kuwaas oo lagu beegsaday xerada Gardon ee magaalada Muqdisho. War  ka soo baxay dowladda Imaaraadka Carabta ayaa lagu sheegay in hada uu dhintay  sargaal kale oo dhaawac kasoo gaaray weerarkii lagu qaaday xerada  Golden ee...

DENI & Diyaano oo dhamaynaya khilaafka muddo dheer soo jiray.
Post

DENI & Diyaano oo dhamaynaya khilaafka muddo dheer soo jiray.

Garoowe (Raxanreeb )  – Madaxwaynaha dib loo doortay ee Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa wada dadaalo uu ku doonayo inuu ku dhameeyo dhamaan khilaafaadyada ka dhashay doorashadiisa. Si gaar ah waxa la sheegayaa inuu doonayo in shir gaar ah Madaxtooyada uu kula qaaday Maxamuud Diyaano oo  in muddo ah uu soo jiray khilaafkooda ilaa iyo...

Nin ka soo goystay AS oo fuliyay weerarkii lagu laayay saraakiishii UAE.
Post

Nin ka soo goystay AS oo fuliyay weerarkii lagu laayay saraakiishii UAE.

Muqdisho (Raxanreeb ) Xog dheeraad ah  ku saabsan  dhacdadii lagu laayay saraakiil Imaraad ah ayaa soo baxaysa waxaana askariga uu ahaa  kuwa ilaaliya amniga xerada Gordon ee Muqdisho. Askariga weerarka fuliyay ayaa lagu Magacaaba  Xasan Maxamed, kaas oo dilay saraakiil sar sare oo imaaraad ah  kuwaas oo tababaro siinayay ciidanka Dowladda Soomaaliya . 2021-kii ayaa...