Camara (Raxanreeb )-Warar kala duwan , ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay hoobiyaal lagu gaaracay degaanka Camaara ee gobolka Mudug oo ka mid ah deegaanadii laga saaray Al- Shabaab. Hoobiyaasha ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhaceen goobo ay ku sugnayeen dad shacab ah kuwaas oo soo gaaray dhimasho iyo dhaawac. Khasaaraha ugu argagaxa...