Howlgallo culus oo iska kaashadeen ciidamada dowladda iyo saaxiibbada caalamiga ayaa ka dhacay Ugunji oo hoos tagta degmada Janaale ee gobalka Shabeellaha Hoose, halkaas oo lagu bartilmaameedsaday kooxda Al-Shabaab.
Day: February 14, 2024
VEDIO : Gobolka Banadir oo diiday in la xirto Facemask & koofiyad
Muqdisho (Raxanreeb ) –Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in magaalada Muqdisho laga mamnuucay isticmaalka Af xirka si loo xaqiijiyo amniga caasimadda. Wareego ka soo baxday duqa magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in aan la ogolaan doonin sidoo kale in hub lala raaco Bajaajta iyo mootada Vikon Maamulka waxa u sheegay in talaabo laga qaadi doono...
Bahda Waxbarashada oo go’aan culus soo saaray kadib dilkii Macallinka
Bahda waxbarashada gobolka Banaadir, ayaa maanta soo saaray go’aan adag kaddib dilkii maalin kahor magaalada Muqdisho loogu gaystay Macallin Cabdiraxmaan Macalow Abiikar, oo lagu dhex dilay iskuulka weyn ee Maxamed Xirsi Nuur (Siidii) oo ku yaalla degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.
Dhallinyaro lagu dilay magaalada Garoowe oo shaki badan abuuray.
Garoowe (Raxanreeb ) – Koox hubaysan ayaa magaalada Garoowe ee Puntland waxa ay ku toogteen labo ka mid ah dhallinyarada magaaladaas. Sharmaarke Ismaaciil Weyrax iyo Cabdifataax Cabdiraxmaan Diiriye (Shuuqe) ayaa lagu kala sheegay magacyada labada dhalinyarada ah ee lagu diley bariga magaalada Garoowe. Saraakiil amni ayaa sheegay in ay wadaan baaritaan ku aadan inay ogaadaan...
Kenya cautious as Somalia makes inroads into EAC
The formal admission of Somalia into the East African Community has elicited mixed feelings in the region, with immediate neighbour Kenya seen to remain cautious about opening its borders. Somalia was formally admitted to the EAC on November 24, after the Summit of the East African Community Heads of State at their 23rd Ordinary Meeting...
PUNTLAND : Rabashadaha ka dhasha mushaar la’aanta ciidanka oo sii kordhaya.
Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee Puntland iyo magaalooyinka kale ee maamulkaas waxaa ku soo badanaya ciidamada ka gadoodsan la’aanta mushaaraadkooda. Maanta ciidamo waayay mushaarkooda in mudda ah ayaa gabi ahaan waxa ay xirteen waddooyin muhiim ah oo ka mid ka mid ah magaalada Garoowe sida ay sheegayaan goobjoogayaal halkaas ku sugan. Ciidanka gadoodsan ayaa...
Ahmed Madoobe muxuu ka gali karaa khilaafka Xasan Sheekh iyo Saciid DENI ?
Kismaayo (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya iyo madaxwaynaha Jubbaland ayaa ku kulmaya magaalada Kismaayo si ay uga hadlaan xaaladda dalka uu ku jiro iyo khilaafka soo kordhay. Ciidamo aad u farabadan ayaa lagu arkayaa gudaha magaalada, kuwaasi oo sugaya ammaanka, inta madaxwaynaha uu ku sugan yahay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose. Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa ...