Muqdisho(Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa shaaciyay inuu safar ku tagi doona magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya si uu ugu qayb galo shirar ka dhacaya magaaladaas. Hase ahaatee waxaa soo baxaya dhaliil loo jeedinayo Madaxwaynaha talaabada uu u qaaday dhanka Adis Ababa oo aad u xun xiriirka kala dhaxeeya Muqdisho. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa...
Day: February 16, 2024
Home » Archives for February 16, 2024
Post
XOG & XAQIIJIN : Ciidanka oo Bajaajta wali la raaca ‘’Hubka ‘’.
Muqdisho (Raxanreeb ) Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maalmo ka hor waxa uu soo saaray amar ku saabsan in hub ciidanka aysan la raaci karin noocyada mootooyinka . Go’aanka maamulka gobolka Banadir ayaa lagu sheegay in arrintan loogu gol leeyahay sidii wax loogu qaban lahaa falalka amni darro ee ka dhacaya caasimadda oo joogto noqday. Tan...
Post
February 16, 2024February 16, 2024Warar
Ciidanka amniga Gaalkacyo oo baaritaan ka sameeayay xaafadaha magaalada.
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka amniga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sameeyay howlgal la sheegay in lagu baadi goobayay koox dil ka gaysatay magaalada Gaalkacyo. Sida wararku ay sheegayaan ciidanka inta ay howlgalka ay wadeen ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen shaqsiyaad ay ku tuhmayaan in ay ka danbeyeen dil ganacsade loogu gaystay magaalada....