Day: February 21, 2024

Home » Archives for February 21, 2024
FADHIGA 1AAD: Kiiska Luul oo nolosha lagu gubay oo la guda-galay.
Post

FADHIGA 1AAD: Kiiska Luul oo nolosha lagu gubay oo la guda-galay.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Maxkamada gobolka Banaadir maanta oo Arbaca ah waxa ay u fadhiisatay kiiska dacwad la xiriira  nin xaaskiisa ku gubay degmada Dharkanlay ee magaalada Muqdisho. Ninkan oo lagu magacaabo Sayid Cali Macallin Daa’uud ayaa ku eedeysan inuu si arxan darro ah u gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis Dhageysiga maxkamadda ayaa waxaa si toos...

Post

UK pledges £17 million to clear mines, protecting over 50,000 lives worldwide

In a landmark move, the UK Government has allocated £17 million to support leading British organizations, the Mines Advisory Group (MAG) and The HALO Trust (HALO), in their mission to clear mines and raise awareness about the associated risks in eight countries across Africa and Asia. This funding, announced on February 20, builds upon previous...

Golaha-Shacabka oo meelmariyay heshiiska difaaca ee Soomaaliya & Turky.
Post

Golaha-Shacabka oo meelmariyay heshiiska difaaca ee Soomaaliya & Turky.

Muqdisho (Raxanreeb )- Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaca ah meelmariyay heshiiska difaaca ee dalalka Soomaaliya iyo Turky – kaas oo socon doona mudda ka badan toban sanno. Heshiiskan waxa uu soo maray Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo isla maanta  ansixiyay ka dib fadhi ay ku – yeesheen magaalada Muqdisho. Heshiiskan oo ah mid xasaasi...

MW Xasan  oo dalbaday in Saxaafadda oo banaanka loogu saaray Golaha shacabka.
Post

MW Xasan  oo dalbaday in Saxaafadda oo banaanka loogu saaray Golaha shacabka.

Muqdisho (Raxanreeb )-  Maanta oo Arbaca ah madaxwaynaha Soomaaliya ayaa hortagay Golaha shacabka , halkaas oo ay  ku kulansan yihiin  labada aqal ee Barlamaanka Soomaaliya. Madaxwaynaha oo khudbad dhinacyo badan ka jeedinaya , Golaha shacabka ayaa la sheegayaa inuu dalbaday in dibad looga saaro weriyayaasha taas oo buuq badan ay ka dhalatay. Waxaa la arkayay...

Golaha wasiiradda oo meelmariyay heshiis 10 sanna ah oo u dhaxeeya Soomaaliya & Turky
Post

Golaha wasiiradda oo meelmariyay heshiis 10 sanna ah oo u dhaxeeya Soomaaliya & Turky

Muqdisho (Raxanreeb )- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay heshiis taariikhi ah oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga, kaas oo ku saabsan iskaashiga dhinaca difaaca iyo dhaqaalaha. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre oo shir guddoomiyay kulan deg-deg ah oo ay isugu yimaadeen Golaha, ayaa ku tilmaamay heshiiska mid...

Maraykanka oo codka diidmada qayaxan ee ‘Veto’ u isticmaalay qaraarka xabbad-joojinta ee dagaalka Qaza
Post

Maraykanka oo codka diidmada qayaxan ee ‘Veto’ u isticmaalay qaraarka xabbad-joojinta ee dagaalka Qaza

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa markale ka dooday, qaraar ku baaqaya xabbad joojin bini'aadanimo, si loo joojiyo dagaalka ka socda Qaza iyo in la kordhiyo gargaarka bini'aadanimo iyo joojinta barakicinta dadka Falastiiniyiinta ah, hase ahaatee qaraarkaas waxaa hor istaagay Maraykanka, isaga oo isticmaalay codka diidmada qayaxan ee Veto.

Maxkamadda gobolka Banaadir oo ka bilaabatay kiiska nin ku eedeysan in xaaskiisa uu gubay.
Post

Maxkamadda gobolka Banaadir oo ka bilaabatay kiiska nin ku eedeysan in xaaskiisa uu gubay.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Maxkamada G/Banaadir oo maanta bilaabeysa dhageysiga maxkamadeynta Sayid Cali Macalin Daa’uud oo xaaskiisa Luul Cabdicasiis Maxamed gubay taas oo ugu dambeyn geeriyootay. Luul waxey weli iyadoo meyd ah ku jirtaa Ferinjeer,Qoyskeeda ayaa diiday in la aaso inta laga maxkamadeynayo ninka gubay. Dhageysiga dacwaddam ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalaya ehellada labada...