Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo isugu jira Ciidamada Xoogga Dalka, Boliiska gaarka ah ee Haramcad, & Ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa si wadajira howlgal qorshaysan ka sameeyay deegaano dhowr ah, oo ku yaalla dhulka howdka ah ee u dhaxeeya deegaanka Jilib Marko iyo Buulo Nageey ee Shabeellaha Hoose.
Month: February 2024
Wasiirada Puntland oo ay ka soo muuqdeen xubno mucaarad ku ahaa DENI.
Garoowe (KAAB)- Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa muddo ka dib soo dhisay xukuumad cusub oo ka kooban 21 wasaaradood ka dib la tashiyo maalmahan uu ka waday magaalada Garoowe. Golaha wasiirada waxaa ka dhax muuqda xubno mucaarad ku ahaa madaxwaynaha intii ay socotay , Ololaha doorashada ee markii dambe dib loogu soo doortay saciid...
Maxaa ka soconaya magaalada Nairobi ee dalka KENYA ?.
Nairobi (Raxanreeb ) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ku sugan inta badan hoggaamiyaasha qaarada Afrika halkaas oo ay uga qayb galayaan shir caalami ah . Shirkan waxaa looga hadlayaa arrimaha deegaanka waxaana soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay waxaana bar – bar socda shirar gooni gooni ah oo ay yeelanayaan madaxda qaaradda. Madaxwayaasha ku sugan...
FAALLO laga bixiyay ficilkii Abiy & Ruto ‘’Ku dhac iyo Hab’’.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Dhalinyarada ayaa marka ay wax isla fahmaan isticmaalo Salaan dhalinyaro oo loo yaqaan “ku dhac” taa oo Gacmaha la is taabsiiyo, waa Salaan xeeladeed is faham, badanaa khuseesyo Qof saddaxaad oo Goobta ka maqan. Hadda Madaxweynaha Kenya iyo Abi Axmed ayaa isku salaamay “Ku dhac”. Waxaana la sheegayaa in Madaxweynaha Kenya...
RW Xamse Cabdi ‘’ Waxaa dhibaato ba’an nagu haya Social Media ‘’.
Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in ay jiraan dad badan oo Soomaaliyeed oo ku sugan dalka dibadiisa oo dhibaato ku haya bulshada ku nool gudaha dalka. Waxa uu sheegay in dhibaatada baraha bulshada in saamayntooda laga dareemayo gudaha dalka oo si aad ah u kicinayaan bulshada Soomaaliyeed loona baahan yahay...
WARCUSUB : Askar ka tirsan Dowladda lagu dilay duleedka Muqdisho
Ceelasha Biyaha (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya askar ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo lagu dilay duleedka magaalad Muqdisho halkaas oo howlgalo ay ka soconayaan. Dilka askartan ayaa ka dabeysay ka dib markii qarax lagula eegtay deegaanka Ceelasha Biyaha halkaas oo sidoo kale ay ku dhaawacmeen askar kale oo dowladda ah. Inta...
Yuusuf Garaad ‘’Luul & Dahable waa inay helaan cadaalad lagana sugaa Garsoorka ‘’.
Muqdisho (Raxanreeb )- Laba kiis oo murugo badan oo labaduba dhowaan ka dhacay Xamar, qabsadayna baraha bulshada, ayaa dareenkeyga taabtay, in badan aan ka fekeray, iguna dhaliyay in aan qoro sadarradaan. Waa kiiska Marxuum Cabdinaasir Muuse Cabiraxmaan Dahable iyo kiiska Marxuumad Luul Cabdicasiis Maxamed. Labada kiis mid baaritaan ayaa socda oo booliiska iyo xeer ilaalinta...
Mareykanka maku guulaysan doonaa isu keenista Somaaliya & Itoobiya ?
Nairobi (Raxanreeb ) Dowladda Mareykanka ayaa doonaya markaan inuu isu keeno madaxda dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo khilaafkooda uu gaaray meel khatar ah. Dadaaladan ayaa intooda badan waxay ka socdaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaas oo shir looga hadlay cimilada ay ugu qayb galayaan madax badan oo Afrika ay oo ay ku jiraan kuwa...
Gaza oo laga cabsi qabo inay macaluuli ka dillaacdo
Saraakiil ka tirsan hay'adaha samafalka ee Qaramada Midoobay ayaa ka digay Salaasadii, inay jirto halis aad u weyn oo ku saabsan, in marinka Qaza ay ka dillaacdo macaluul xooggani, haddii aan dagaalka la joojin.
Xasan Sheekh oo shir guddoomiyay shirka golaha amniga
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay shir guddoomiyay shirka golaha amniga qaranka, kaas oo ay goobjoog ahaayeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, iyo saraakiisha amniga dalka.