Muqdisho (Raxanreeb ) Xiriirka dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo xumaaday ayaa keenay walaac badan oo laga qabo khatarta ku imaan karto amniga wadamada gobolka oo ay ku jiraan labada dal ee Soomaaliya iyo Itoobiya. Waxa la saadaalinayaa in xiriirka labada dal oo xumaaday durbadiiba ay keentay in fursad ay helaan kooxda Al- Shabaab oo ay...