Muqdisho (Raxanreeb ) -Wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa soo saaray tallaabooyinka diblomaasiyadeed ee la qaaday, kaddib qaraarkii ka soo baxay shirka golaha wasiirrada oo lagu joojiyay howlgalka diblomaasiyadda ee Itoobiya. 1- Safiirka Dowladda Federaalka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, Muqtaar Maxamed Waare ayaa lagu wargeliyay in 72-saac gudahood uu uga ambabaxo Soomaaliya. Wasaaradda arrimaha dibadda...
Day: April 4, 2024
Samafalayaal Turky – ah oo lagu dilay qarax ka dhacay Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb )-Qarax ayaa ka dhacay degaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho waxaana qaraxa lagula eegtay shaqaale Turki ah. Sida wararka la helayo ay sheegayaan in laba ka mid ah samafalayaasha ay ku dhinteen oo u dhasha dalka Turky iyo laba kale oo askari ah . Tirada dhimashada ayaa ka dhigan ilaa afar qof oo...
Soomaaliya oo Ceyrisay Safiirka Itoobiya u fadhiyay Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb )- Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay ku cayriyeen safiirka Itoobiya u joogay Soomaaliya. Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiisa ku dhawaaqday in laga bilaabo maanta la xiray Qunsuliyadihii Itoobiya ku lahayd magaalooyinka Garoowe & Hargeysa ee maamulada Puntland iyo Somaliland. Go’aankan ayaa la sheegay...
DEG -DEG : Mahad Salaad oo lagu bedelay Sambaloolshe.
Muqdisho (Raxanreeb )-War kooban oo ka soo baxay Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in Golaha Wasiirada Soomaaliya Mahad Salaad ay ka ogolaadeen soo jeedin ah inuu baneeyo xilka Taliyaha Hay’adda NISA. Qoraalka ayaa lagu sheegay in intii xilka hayay Mahad Salaad wax badan laga qabtay arrimo dhawr ah oo ku saabsan amniga guud ahaan magaalada...
Markab ay haysteen burcadbadeed Soomaali ah oo gacanta lagu dhigay.
Mumbai (Raxanreeb )- Markab siday 9 burcad badeed Soomaali ah oo lagu qabtay xeebaha Soomaaliya ayaa shalay gaaray magaalada Mumbai ee dalka India. India ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay xukunno ku riddo burcad badeedda ay gacanta ku hayso. Dalka India waxaa lagu hayaa burcadbadeed badan oo Soomaaliyeed kuwas oo laga qabtay xeebaha...
Booliska degmada Cadaado oo gacanta kusoo dhigay rag masoomayaal ah
Booliska degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, ayaa gacanta ku soo dhigay ilaa iyo 8 qof oo la sheegay inay masoomayaal yihiin.
Golaha wasiirada oo isha lagu hayo & Sambalooshe oo NISA hoggaamin doona.
Muqdisho (Raxanreeb )- Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah isha lagu hayaa kuwaas oo leh sida la sheegayo kulan ka duwan kuwii hore. Kulanka maanta ayaa la sheegay inuu yahay mid ay ku doonayaan inay xilka kaga qaadaan Taliyaha Hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Mahad Salaad. Dhanka kale, Taliyihii hore ee hay’adda...
Askari si arxan darro ah Timojare ugu dhex dilay nin shacab ahaa
Warar dheeraad ah, ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo gelinkii dambe ee Talaadiid shalay ka dhacday degmada Kaxda ee gobolka Banaadir, gaar ahaan xaafada Cali Gololey, oo uu kala qeybisa degmooyinka Dharkenley iyo Kaxda.