Camaara (Raxanreeb online) – Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa weerar ku qaaday magaalada Camaara ee gobolka Mudug howlgalkaasi oo ay ku dileen xubno ka tirsanaa Al-Shabaab. Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu beegsaday guri uu Camaara ka deganaa sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo magaciisa lagu sheegy Ismaaciil Beerdile kaas...
Day: January 12, 2025
Shacab careysan oo dibad-baxyo ka dhigay Kismaayo oo MD Xasan ku eedeeyay neceybka deegaano gaar ah
Kismaayo (Raxanreen online) – Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka dhacay, dibadbax ay kasoo qeyb galeen boqolaal shacab ah, kaas oo looga soo horjeeday cunaqabateyn dowladda Federaalka saartay magaalada Kismaayo. Sidoo kale, shacabka dhigayay dibadbaxa ayaa ku dhawaaqayay ereyo ay ku taageerayaan maamulka Jubbaland iyo sidoo kale ereyo ka dhan...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo isku furay waddooyin muhiim ah oo ku yaala Beledweyne
Beledweyne (Raxanreeb online) – Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Beledweyne ee caasimadda gobolka Hiiraan, ayaa maanta ku guuleestay in ay furaan waddooyin muhiim ah oo kuyaalla magaaladaasi, kuwaa oo muddooyinkii lasoo dhaafay u xirnaa shaqaaqooyin horey uga dhacay magaaladaasi. Sidoo kale, Taliyaha guutada 5-aad qeybta 27-aad ee CXD Col. Maxamuud Xasan Ibraahim...
Somali Forces Neutralize Four Al-Shabaab Militants in Mudug Operation
Mogadishu, Somalia –The Somali National Army (SNA), in coordination with local forces, successfully eliminated four Al-Shabaab militants during a strategic raid in Camaara, located in the Mudug region. The operation targeted a residence linked to Ismaaciil Beerdile, identified as a senior Al-Shabaab leader responsible for the group’s so-called “court” in the Galgaduud region. Military sources...
Somali President Receives Warm Welcome in Addis Ababa During Official Visit
ADDIS ABABA, Ethiopia – Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed warmly welcomed Somali President Hassan Sheikh Mohamud upon his arrival in Addis Ababa this afternoon for an official working visit. The two leaders, whose meeting marks a continuation of their efforts to strengthen bilateral ties, convened at the Ethiopian Prime Minister’s Office to discuss matters of...
Duqeymo culus oo xalay ka dhacay buuraleyda gobolka Bari
Bari (Raxanreeb online) – Dagaalo culus ayaa xalay ka dhacay degaano ka tirsan buuraleyda gobolka Bari kuwaasoo u dhexeeya ciidamada Puntland iyo kuwa Daacish ee aagagaas salshigyada ku leh. Sidoo kale, dagaalkan ayaa qeyb ka ah duulaan balaaran oo ciidamada Puntland ku doonayaan iney ku soo afjaraan xooggaga Daacish ee muddo sanado ah halkaas dagaalo...
Puntland oo DF ku eedeysan in aan lagu aaminin karin xogta howlgalka ciribtirka argagixisda
Garoowe (Raxanreeb online) – Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta d Puntland ayay lagu cadeeyay in maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud lagu aamini karin xogta ku saabsan hawlgalka ciribtirka kooxaha argagixisada, maadaama DFS ay ka tirsan yihiin qaar kamid ah hoggaamiyaashii Al-shabaab. Sidoo kale, Puntland ayaa saaxiibada caalamiga ah ka dalbatay in ay ka caawiyaan...
MD Xasan Sheekh iyo RW Abiy Axmed oo isku fahmay dhaqaajinta heshiiskii Ankara
Addis Ababa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya gaaray shalay gelinkii dambe halkaas oo si diiran loogu dhaweeyay, isagoona xalay kulan gaar ah laqaatay Ra’iisul Wasaaraha dalkaaasi Abiy Axmed. Sidoo kale, Labadan hoggaamiye ayaa kawada hadlay danaha labada dal iyo guud ahaan sidii la isaga...