Calimiskaad (Raxanreeb online) – Ciidanka ladagaalanka argagixisada Puntland ayaa dagaal xooggan kula wareegay dhammaan talisyadii kooxda argagixisada Daacish ee Calmiskaad, waxa ayna halkaasi ku dileen xubno badan oo katirsanaa Daacish oo isugu jira Soomaali iyo ajaaniib. Sidoo kale, Saraakiisha ciidanka hoggaamineysa, ayaa sheegay in jab xooggan gaarsiiyeen dagaalyahannadii Daacish, waxa ayna sheegeen in hadda howlgalku...
Day: January 13, 2025
Ra’isul Wasaaraha Canada oo si adag uga hadlay rabitaanka Donal Trump ee Canada
Canada (Raxanreeb online) – Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donlad Trump, ayaa mar kale dhawaan ku celiyay rabitaankiisa ku aadan in dalka Canada qeyb ka noqdo gobolada dalka Mareykanka, isaga oo muujiyay in uu aad u jeclaan lahaa in sidaasi dhacdo. Sidoo kake, Ra’isul Wasaaraha xilka kasii degaya ee Canada, Justin Trudeau ayaa si...
Ciidanka ladagaalanka argagixisada Puntland oo howlgalo ka fuliyay buurta Calmiskaad
Calmiskaad (Raxanreeb online) – Ciidamada difaaca maamulka Puntland ayaa, howgallo ay doonayaan in ay kusoo afjaraan kooxda Daacish kawada dhulka buuraleyda Calmiskaad, halkaas ay ku sugan yihiin dagaallamayaal Soomaali iyo ajaaniib isugu jira. Sidoo kale, howlgal qorsheysan oo ciidamada fuliyeen saacadihii lasoo dhaafay ayey ku guulaysteen in ay ku burburiyaan keydkii guud ee raashinka iyo...
Nin ku caanbaxay Islaam naceybka oo xukun lagu riday
Sri lanka (Raxanreeb online) – Wadaad xagjir ah oo u dhashay dalka Sri Lanka aadna ay isugu dhawaayeen madaxweynihii xukunka laga tuuray Gotabaya Rajapaksa, ayaa lagu xukumay sagaal bilood oo xabsi ah sababo la xiriira inuu caayay Islaamka uuna kiciyay naceyb diimeed. Sidoo kale, Galagodaatte Gnanasara ayaa Khamiistii loo xukumay hadal uu jeediyay sanadkii 2016....
Somalia to Support Sudan’s Military Rebuilding Amid Ongoing Conflict
CAIRO (Raxanreeb Online) – Somalia is stepping up to play a crucial role in rebuilding Sudan’s military as the country faces ongoing conflict with the Rapid Support Forces (RSF), a group reportedly backed by the United Arab Emirates. This move reflects Somalia’s growing commitment to fostering stability in the region and supporting a key ally....
Somalia’s NISA Chief Announces Reconciliation and Security Overhaul in Beledweyne
BELEDWEYNE (SMN) – In a significant step towards unity and stability, Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) Director, Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe, addressed hundreds of local forces near Beledweyne, announcing that longstanding conflicts within the community have been resolved. He called for collective efforts to rebuild trust and focus on the development of the...
Dowladda Soomaaliya oo Suudan ka taageereysa maalgelinta ciidan loo tababaraayo Suudan
Qaahira (Raxanreeb online) – Soomaaliya ayaa kaalin muuqata ka ciyaaraysa dib u dhiska ciidanka Milatariga Suudaan ee dagaalka kula jira kooxda RSF ee Imaaraadku taageero. Sidoo kale, doorka Soomaaliya, wuxuu noqon karaa inay bixiso xeryo lagu tababaro ciidanka Suudaan, sababtoo ah Turkiga ayaa hadda u soo banaanbaxay in uu taageerro milatari siin doono ciidanka Suudaan,...
Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo ku dhawaaqay in awood ciidan ku qabsan doonaan Ceerigaabo
Laascaanood (Raxanreeb online) – Maamulka SSC-khaatumo oo ku dhawaaqay in ay awood ciidan ku qabsan doonaan degmada Ceerigaabo. Sidoo kale, hoggaamiyaha Maamulka SSC-khaatumo Cabdiqaadir Firdhiye oo xalay khudbad ka jeediyay munaasibad lagu qabtay Laascaanood ayaa ku dhawaaqay in ay awood ciidan ku qabsan doonaan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. Dhanka kale, magaalada Ceerigaabo oo...
Khasaaraha ka dhashay dabkii ka kacay dalka Mareykanka & wararkii ugu dambeeyay
California (Raxanreeb online) – Kooxaha dab-damiska ayaa si dar dar leh Axaddii shalay ilaa xalay u sii waday la daminta dab xoog leh oo muddo lix maalin oo xiriir ah ka socda qeybo ka mid ah magaalada Los Angeles, gobolka California ee dalkaan Mareykanka. Sidoo kale, dab-damiska ayaa xoogga saaraya laba dab oo waaweyn oo...